Foolxumada Aduunka


Iman

Iman

Gabdho diintooda ka tageen
Fashion kana ku biireen , ayagoo quruxdii islaanimo iyo tii somalinimo meel ku tuureen , Daawo video gaan Somali Super Model kuna raaxeeso follxumada Gabdhahan Somalinimada ka tagay

THANKS

BY: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka Somaliaction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

12 thoughts on “Foolxumada Aduunka

  1. Dear poster, I don’t understand the piont of the title ” Foolxumada Aduunka”. When I look on them (Somali supermodels) I see the oppessite of the title, I see beauty and straightness, I see a desire to success and love to their country and people.please stop dissing these innocent girls. You’re either jelouse of them or simply a “hater”.

    Thanks for sharing the video.

  2. Haa sxb sare sharmaake thanks for the comment realy sxb aniga title ka meesha waxaan sidaa oga dhigay coze gabdhahaas xishood waa ay ka tageen oo qaabkooda waad ujeeda marka quruxda laguu sheegayo wax kale maahee waa xishood iyo in ay diin lahaato gabar hadii aysan xishooneen diina leheen sxb kheyr malaha iga raali noqo sxb quruxda dhabta ah maaha jirkoooda qaawan ,, ee waa xishood wax xishod ahna malaha

    THNX

    • waabilaa xishood waa dhilooyinka caalam ka mawaxaasaa quruxa waa noocka mid ah dhilaynimada

  3. walaaahi waa adunyo foolxumada aduka aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa…………..shalinta bashaala cml

  4. @xamse cano
    qof kanookale lama habaaree waa looduceeyaa sxb

    abaayo mcnto qofnoocaanoo kala ah duca waxba kama tareeso waayo waa qof diin ku dhashay hadana diintisii katagay marka ha,isku daalinin abayo mcnto dadkan dhiigooda xitaa wuu kuu banaanyahay waa dili kartaa
    hadiii adan dili karin xitaa waa inaad niyada kanacdaa

  5. sc ugu horeyn alle aya mahad leh o nagu maneystay nimcada islaamka caqlina nooyelay runti waxaa aad wax looga xumaada ah in gabdho muslinimo somalinimo sheganaya fashion ka dhexmuuqdan ruunti wa qurux badanyihin foolxumana uma dhino qurux foolxumo malaha waa labo eray oo an is qabaneyn markan qurux leyahay waa muuqaal ahaan markan foolxuma leyahayne diinti iyo aqlaaqdii ayey katageen reer galbeed ayey kukadsameen o raceen kaasoo caadaa sare kamaraya tiknolojiyad mujtamacisuna aqlaaq ahaan iyo dadnima ahaan dhulka kahoseeya dhabti reer galbeed xadaarad (civilization) malahan horomar tiknolojiyaded o an aqlaaq dadnimo laheyn mahan xadaarad xadaaraduna waa mida xaqiijisa dadnimada dadka marka wa ku qaldanteen runti wasaqiintas wey idin qiyaaneen alla u towba keena wali albabka towbada wa furanyahay malin un ba laxeri dona! marka alle ha idin so hanuniyo gabdhaha kale ee dintoda ku dhagnaday adinkana alle ha idin ziyadiyo aamiiin by sc.

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s