Jaceylka Internetka Ma dhabaa mise waa dhalanteed Q.2aad uguna dambeesay


Jaceylka Internetka

Jaceylka Internetka

 Waa mid ka mid ah qisooyinka jaceyl ee runta ah ee uu qoray qora sare Cumar cabdi xaashi
Horey waxaan usoo qaadanay qeybtii koowaad ee sheekadaan hadana qeybtii labaad oo ah qeybtiii ugu dambeesay .. sidoo kale qofkii ay dhaaftay qeybtii 1aad asigana asigana waan ugu soo celinay aqriso waa Qiso xiiso badan min alif ila ya

Qeybta 2 aad inta aanan u guda galin hadii ay ku dhaaftay qeybtii 1aad ama aad doneeso in aad aqrisato qeybtii 1aad ee sheekadan Riix Halkaan

Qeybtii Labaad ahna tii ugu dambeesay waa tan ::::::::::::::::::::::::

Yoonis Waxuu kadagey Wadanaka Abu Dhabi Waxuuna halaaski kasii Bilaabey Howlahiisa Shaqo asagoo Gudanaya waa jibaadkiisi Saar maalai maalamaha kamid ah  Ayaa Waxaa Telfoonkiisa Message uugusoo dertey Raaqiya oo kasugeysaa Jawaab Jawaabtaaso asaguna ku adag in uu siiyo Raaqiya Waxuuna Jawaab uugaaga Dhigey Aniga ayaa kusoo Waci Doono haduu Alaha Awoodalahi ogulaado Raaqiya ….

Yoonis Runtii Niyadiisa waxaa markastaa soogal hadaladii Raaqiya Qaar kamaid ah  Waxuuna Garan Layahay waxuu kayeelo Arinkaasi aad moodo in uu Asagu ku adag Yahay Lakiin Muuxuu sameyn Doonaa maxaasa Lagudoon Yooniso.

Yoonis  Waxuu Go aan buuxa kugaarey in uu Runata usheego Raaqiyo waqtigaani  In uusan waxaba laqaban Karin uusan Qiyaani Karin Jaceylkiisa Dhabta aha uusana

Waxana ugaaga Qaban karin Jaceylkeeda Arimo kusaabsan Yoonis Waxauu Gu aankiisi kama danbeysta ahaa gaarey in uu Waco Raaqiya uuna usheego Arimaha jira  Durbadiiba Waxuusoo Gatey Card daqiiqado badani ay kujiraana asagoo Rabo in uu maanta kadhawaajiyo Hadalkiisa Runta Kuna saabsan In uu Waqti xaadirkaani uusan Waxaba uusan uqaban karin Raaqiya Ayaa moodey Yoonis maanata in uu uwado Jawaab nafteeda Qancisaa ama uu Aqbaley Codsigeedii Qaali ahaa Markiiba Waxuu  Kubilaabey Raaqiya iiwaran caafimaad kagaaga kawaran Dhaawacii Durabdiiba Waxay lasoo boodey Waxaa ihaayo Ama iigu Dhacay 2 Dhaawac waa Dhawacii Makaagiiba Mise kiikale keebaad Jeceshay in aan kagaaga Waramo Yoonis Hadalkeyga Xumaan Ha urag Macaanoow waxuuna jawaab uugaaga aniga Waxaan.

Kuweydiiyey Caafimaad kaagaga Guud Iyo sidaada ay Xaaladaadu Tahay Waxaan kaloo Rabaa Caawa in aan kusiiya Jawaabtii aad igaaga Sugeysay Waxabadan ama in Mudo ah Waxaan rabaa in aan Caawa Halkaani kacadeeyo Abaayoow Macaaney  Inaan kagaaga Waramo in aana Been kuusheegi Karin abaayoow aadana Tahay  Gabar Walaashey ah oo na igaaga Mudan Qadarin Iyo qiimo Dheere Caawa Waxaan rabaa in aan kuushego Arin jirtaa Awgeeda adana Xumaan u arag Waxaana Kamid
Arinkaasi Anigu Waxaan Jeclahay Duniya Manarabo in aan kuusheego Been ama Waxa Anab Jirin Runtii Gabadhaasi Waxay i aamintey Nolasheeda Iyo Qalbigeeda Markaasi Waxay lasoo Boodey Raaqiya Iyaduna Hadalkaani ,,,,,

I love you today and

I will love you tomorrow

That will never

Leave my heart or yours

I love you
With all my heart

Raaqiya Waxaa kusoo Siyaadey Naxdin Iyo islahadal Joogta Waxayna Wacad kumartey Mar uun Yoonis In aan Noqon Doono Marwadaada Dhawaa Iyo Dheeraa
Waxaad Ogaataa in aan Aniguba Ahay Gabar somaliyeed oo Kujecel Si Dhab ah

Kuna Ah Daacad Runtii Mana aana Kafiley Arinkaasi Laakiin Ogsoonoow Waxaani  In uu Yahay Aduun Hadana Waad Salaaman Tahay Waxaad Ogataa in aad Caawa
Nafteyda Danbi Weyn oo Culus Kagashey M,ana Iloobi Doono Waligeey Duniya Igama qurux badana iigama Dabeecad Wanaagsana Laakiin Aydu Waa ay kaakeensatey Soomaha Laakiin Aniguba Waqti iisii in aan kaa Keensado Kaasoo Kale runtii waana kaa keensan Karaa hadii Ad jaanis iisiiso ama Ad igaagaga Ogulaato

Yoonis Laakiin Maba aadan Isiin Waqti ama aan kuugu sheegto Arinteyda ama aan kaagaga keensado Runtii taasi igaagama aadan yeelin Runtii Aniga intaad nooshahay Waxaan kusugayaa Ogoow Macaaney Waxaana Rajadeydu Tahay Maalin uun In aan Noqon Doono Marwadada Runtii Waxuuna Jawaab ugaaga Dhigey Way dhici Kartaa  Laakiin Hada maaha Intii Aywada Hadlayeen Labaduudoo Waxaa Telfoonka soo

derey Duniya Waan uu kaqaban Waayey Waxayna usooderey Massege Ayleedahay Waxaan Filayaa Caawa In aad Lahadleyso Raaqiya Markaad Jaanis Hesho isoo Waco

Waxaan kuugu Baahnay Si Dag Dag Yoonis oo Naxsay Ayaa hadalkiisa kusoo Gabo Gabeey Raaqiya Nabdeey

yoonis Naxdinta Maalinkaasi Waxaa  isoo dheeraa  asogoo niayadiisa  Galshey Arimo kaloo Farbadan arimahasi waxaa kamid ahaa armey moodaa  in aad Xiriir hoosaad ah  Leedahiin Runtii Yoonis Waxuu nin Si aad ah u jecel Duniya una  Hibeeyey Naftiisa oo dhan Lakiin Yoonis Waxaa  niyadeesa  gashey Armey  Qolooyin kale waxaan jirey usheegen oo ay kacareysan Tahay Caawa  Duniya  Ayaa  Durabdiiba  Soowacdey  Yoonis Markuu Arkey Telfoonkii Duniya Ad iyo aad buu uugu Faraxay  Islamarkiiba Waxaa in uusan aheyn sidii Hore Dabeecadahisa isbadaleen  duniya oo ay kamuuqato    Caro aad ufarabdan Waxayna Ayadu aaminsan Tahay in uusan u aheyn  sidiisi Hore oona lasoo baxay isbadalweyn Runtii  Waxuu iskudayey in  uu Qanciyo Habeenkaasi Duniya oo Aheed  Yoonis

Durabdiiba Waxuu Goon  Sadey iin uu Qanciya Gacalisasadiisa  Qaaliga ah  Ee Duniya Waxuuna  Qanciyey Waqti badan waa ay ku  Qaadatey Arinkaasi  Qancinta ah Asgoo Hadlkiisa Wataa  Ayaa  Waxaa  soo   Wacey  Xaajiga uuna usheegey  in uu Kaleeyahay  Arin Qaas ah Sidaada  uugu  Dhaqsiyaha Badan loogu baahan Yahay Arinka Lagaga Leeyahay  oo ah in  Larabo in lasiiyo  Gabadha uu dhaley Xaajiga gabdhaasi  oo  ah Raaqiya  Xaajiga Markuu  Arkey Jaceylka  Xaddhaafka Waxuuna Go aan Buuxada  Kugaarey in uu  Waxkastaa    Haku qaada in uu Aqbalo uun Markale  Guurka  Gabadhiisa  Maadama ayasan  ogaleyn Ruuxkale Niyadeedana kujiro Yoonis oo kaliya   Yoonis Waxuu  Noqodey Nin Labada Dhinac uugaga shidan Yahay Dab aad uweyn Guurmoo  Dami Doonaa  Dabkaasi  Masa lagayaabaa in uu shidnaao Waqti badan ama Waqti gaaban)    Yoonis Asgoo Rabo  in uu Waco Xaaji Nasiib  Wanaagan  Waxaa  soo wacay   Xaajiga Waxaana Layire Yoonis  Caawa  Runtii  Waxaan kaagaga

Baahnahay  Arimo Farabadan Maadama  Wiilkeyga oo  Kale Tahay  Marka  Hore Waxaan Rabaa  in aan kusiiyo Gabadheyda Qarashkastaa Habaxo  Anigaa  Diyaar kuugu ah Ee Waxaan rabaa in aad igaaga Yeesho  Codsigaasi Wiilkeygi Yoow Waxaan Jaanis kisiinayaa Mudo 30  Cisho ah Yoonis Ayaa Waxuu lasoo boodey Adeer  macaan aniga Waqtigaani   Diyaar  Uma ihi Guur Mana doonaayo in aan Guursado Waxuuna Xaajiga Jawaab  uugaga Dhigey Waxaad  Hesytaa  Waqti jaanis  kuugu Filan  ee kasoo  Fakar Waqtigaasi    Waxaad  kayeeli Laheed  Guurka Raaqiya  Ogsoownoow  Raaqiya in ay  Tahay  Gabar somaliyeed oo kuu jecel Si xadhaaf ah ogsoonoow In ay ku  qalbi furan Tahay gurkaga    Marka Miyaadan Naxriis Laheyn Miyeeysan Kuula Dhalan Gabar  Mise  Waxaadan Diyaar  u aheyn  Guurka  Gabadheyda  Xaajiga waxaa  ka   Goay  Telfoonki Habeenkaasi  Xaajiga Waxuu Go aan ku gaarey Haduu Yeelo Qeyr   Haduu Diido Qeyr Raaqiya oo Leeh aabe Macaan Caawa Miyuu Kaayeeley  Yoonis Guurkeyga Waxuuna  Jawaab  ugaaga Dhigey

aabe Waxaan Siiyey  Jaanis  uu guga Fikro Arinkaasi jaanis kaasoo ah Mudo 30 Cisho ah  haduu diidana Nabdey Aniga lahadlimaayo Markale  Wiilkaasi Haduu Nin  Wax garad Yahay  Asgaa  isgaran Doono    Waxaan kasugayaa  Jawaabtaasi oo Kaliya Haduu Yeelo Iyo Hadii kaleba  Labada Waxaan uugu baah Nahay  in aan Helo Si Dag Dag ah  Jawaabtooda  Raaqiya Niyaadana  usheeg Qeyrka  Ninkaasi  Hadii aada  Calaf  uleedahay Waad Heleysaa  Waadna Noqoneysaa Marwadiisa  Hadaadan Uleheyn Nabadeey )  Yoonis Waxaa  Lasoo Gudboonaadey Arimo Fabadan Miyuu Yeeli Doono  Guurka  Raaqiya Mise  Waxuu Go aan ku gaari Dooni  in uusan Rabin  Yoonis  Manta  Heerka uu gaarsiisan Yahay  Waxaa  gaarsiiyey Xaajiga  Iyo Reerka Raaqiya muxuu  Go aan ku gaari Donaa  Waxaa kaloo sugaaya  Duniya oo ah ayaduna Gabar aad   Iyo aad ujecel    Mise Waa iska Deydoonaa   labada Gabdhoodba

Yoonis Waxuu Goaan Buuxada kugaarey in uu labo Gu aan islameel dhigo kii markaasi  U isyiraahdo Asagaa wanaagsan Go aandaasi oon ah in uu Duniya Joojiya Guurkeeda Iyo In uu Yeelo Guurka Raaqiya Waxaa ufuran labadaasi Qudub in tii Fikradhaasi  kujirey Waxaa usoo Dhaxay Tellfoon Waxuuna Ahaa Bosskiisa Waxaana loosheegey

In Shaqadii Sandkaani Laheley Lacag aad uwnaagsan oo Faado ah Taasi Loona sheegey in uu leeyahay 100% 20% Taasi ah Dadaal uusameeyey intuu Shaqadaasi Ka ahaa Masuul Waxuu kaloo Xaajiga usheegey Yoonis in Lacagata loohaayo oo loogu talagaley Asga loogudaro Canbaniga ama Kashkiisa uuqaadanaay inloogo Daaryo Shaqada uuna Siiwato Dadaalkiisa Yoonis Waxaa soo galey Naxriis Taaso ah

Reerka Sidada Wanaagsan usoo Dhaweeyey kana Dhigey Darjada maanta uu tagaan  Yahay Maanta Taasoo ah Waligiis Kuma uusan Fakrin in uugaari Doono Heer kaasi Lamid ah Yoonis Maalintuu Imaanayey Kenya Gaar ahaan Nairobi Cidna Uma maqneen Ceelana Uma Qodneyn Waxaa Heerkaasi Gaarsiiyey oo maanta Taagan  Yahay Reerka maanta uu Haayo Hantidooda Lana Raba inn uu guursado Gabdhooda Yoonis Ayaa kaligiis Markii uu kabaxay Goobtii Shaqada Fariistey Meel Gaar ah

Waxuuna Galey in uu Kal dooro Laba qudub kii markaasi uroon labadaasi oo kala ah In uu Yeelo Guurka Raaqiya oo Jawaabtiisa Lagaga sugaayoin in uu ku gacan Seyro labadaasi Qodoba Durbadiiba Waxuu Bilaabey in uu udhaqaaqo Dhankiii Internetka  Iyo Si uu Jawaab usiiyo Raaqiya Waxuuna Go aan Kugaarey in uusan Meel cidla Usan uugaga Dhaqaaqin Raaqiya maadama ay Tahay Gabar somaliyeed oo Jecel Una Jecel Sin Xaddhaaf Ah Reerka ay ka dhalateyna Ay si aad Iyo Ad ah uugu soo  Dhaweyen Magaalada Nairobi Waxuuna Bilaabey Qoraal ama Fariin Gaar ah

To:Raaqiya Cadeey ………………………

Iga guddoon salaan aad u qiimo badan, kadib, iga raalli ahow, Waxkastoo Xageygaga Kadhacay Maanta Waxaan Diyaar u ahay In aan Kuula Qeysado Nolalasha inta kadhiman Nolasheyda Raaqiyeey Waxaan Maanta Diyaar u ahay in aan kuu Hibeeyo Nafteyda Maalkeyga inta Kan Raali ahoow Macaaneey Waxyaabahii Dhacay Maanta
Lajoogana Waxaan Diyaar uhaya In aan Ku Guursado Macaaneey Kana Raali ahoow Qaladaadii Kadahacy Hana Xaasusan Mardanbe Iska Iloow Maantana Waxaan Diyaar u ahay In aad NoqoTo Marwadeyda Ama Xaaskeyga Dhabta ah.intaasi kadib Waxaa

Lasoo Wacay Yoonis Ayaaneey oo Aheed Duniya Saxiibteed Waxayna Usheegtey In ay Waalatey duniya oo aan lagareyney Sababaha Waalideeda Yoonis Ad buuu uugaga  Naxay waalidada Duniya Iyo Maalinkii ay soo Waceysay aydoo aad ucareysan Runtii  Yoonis aad buu uugaga Naxay Mana Xumeyn karo maanta Reerka raaqiya Waxay  Yoonis Heerka uu Maanta taagan Yahay Waxaa Gaarsiiyey Xaajiga oo ah Raaqiya Abaheed Yoonis Waxuu Gu aan kugaarey in uu sidada Ugu dhaqsiyaha Badan Kuyimaado Kenya Gaar ahaan Nairobi oo ay kusugan Tahay Raaqiya —

Yoonis Waxuu kasoo Dagey Kenyatta International Airport Waxaa halkaasi Si aad ah uugusoo Dhaweeyey Raaqiya Abaaheed oo Xajiga Iyo Asxaab Farabadan oo kasocdey Raaqiya Dhankeedada Durabdii Markii aysoo Cagaga Dhigatey Diyaardii  Sidey Yoonis Waxaa Yoonis Loogal Biyey Xafadii uu Dagnaa Xaajigaga oo Kutaal  Nairobi West Durabadiiba Waxya Sheeko Dheer Galeen Xaajigaga oo ahaa aabaha  Raaqiya Waxaana Lagaga Wada Hadley Arinta Arooska Iyo Guurta Kuhaboon uu  Dahci karo Waxaan Guun Lagu gaarey 2Week Kadib in uu Dhaco Arooska Iyo Meherkaba In ay wadada Dahacaan halmar oo kaliya Gu aankaasi Waa uuqaatey

Yoonis Waxaa soowacey Marlabaad duniya Walaasheey Kanasoo Wacdey magaalada Qardho Aydoo Rabtaa in ay kawareysto Xaaladada Duniya Waxuuna Yire Runtii Abaayo Wax aan kagaaga Sheego Magaran karo Gabdhaasi Waxayna usheegtey Waalidada Walaasheed Dunaiya in Waxaha Haaya Yahiin Maseer Hadna Larabo in loosoo Qaado Africaka Haduu ilaahey Yiraahdo Yoonis Waxii usheegey Gabdhii in uu aad ugaga Xun Yahay Waalidada Duniya ilaaheyna uu ugaga Baryaayo

Caafimaad Taam ah Waxyna Tire maseyrka waxaa keena jaceylka ay kuuw Qabto Gabdha Walaashey ah Adigaga Waad ugaga Baxdey Waxaadna Tahay Qiyaanoole Telkiina Waa ay kudamisey Waxaa lagaarey Waqtigii Arooska Qaban Qaabdiisa labilaabi Lahaa ,……………………………

Waxaan Su aal Weydiinyaa Aqristayaasheyda Qiimaha Iyo Qaayaha Lahow  Jacaylkii Internetka ma dhabaa, mise waa…Dhala nteed ……………………..

Raaqiya Waxaa Ubiloodey Nolal Cusub Markastaa Waxuu Hamigeedu Ahaa in ay maaliin uun Heli Doonto Yoonis Noqon Doonta Xaaskiisa Ama Marwadiisa Riyadiina Ilaahey Waa u aqbaley Naf yahay Waxaad Jeceshay Lama Helo Lakiin  Dadaal baa lagu gaaraa Yoonis Waxuu isku Diyaarshey Qaban qaabadii Arooskii Iyo Halkuu Kadagi Lahaa Magaalada Nairobi Nin Aduun Joogoow ,maxaa Aragti Kuulaaban Shaley markuu imaanayey Yoonsi Kenya Cidna ugama soo Horeyn Mana Heysin Nolal aad Uwanaagsan Manta Waxuu heystaa nolasha Nolasha uugu Wanaagsan Shaley Muusan Laheyn Ehel maanta Waxuu Yeeshey Ehel Farbadan

Somaali hadaan Nahay Waxaan qiimeynaa Dadyowga Lacagta Heystaa Xaladaii Arooska Waxaa kasoo Qeyb galey Dadyoow Farabadan oo kalala socdey Wiilka Iyo Gabadhba Halkaasi Waxaan kudhacay Arooski Yoonis Iyo Raaqiya Duniya Waxaa Lageegey Qardho oo ay Dagan Yahiin Reerkoda Halkaasoo Qoraan Saar loogu Bilaabey Yoonis Maanta Waxuu Leeyahay Caruur 2 Wiil Iyo Gabar …….

Qisadiina Halkaasi Ey ku Dhamaatey Aqristoow Waxaan Dhawaan idiin soo Bandhigi doonii Qiso Kaloo Magaceedu Yahay Farxadii Guurkeyga Iyo Murugadii Kadanbeysay Waxaana Idiin soo Bandhigi Doonaa Dhawaan Haduu Alaha Awooda
Lahi o gulaado … Waxaa Qalinka u Qaatay:……………………

Fiiro gaar ah: Qormadan waxay wada quseysaa dhallinyarada wiilal iyo gabdhaba intaba Inta Daneysaa Sheekooyinka Kafaaloonaya Arimaha Jaceylka
Wixii aragtidaada ah iigagala soo xiriir ciwaanadan
Cumar Cabdi Xaashi
Kenya Nairobi
xaash111@hotmail.com
suxufi200@yahoo.co.uk

____________THE      END      ____ THANKS TO CUMAR CABDI XAASHI ___

 

19 thoughts on “Jaceylka Internetka Ma dhabaa mise waa dhalanteed Q.2aad uguna dambeesay

  1. Bismilaahi raxmaani raxiim

    sxb yaal ilaahaa mahad leh

    kadib waxaan u mahad celinayaa qoraaga sare ee sheekadaan Cumar cabdi xaashi sida wanaagsan ee uu waqtigiisa usiiyay in uu jaceylka internetka wax karo

    Markii taa laga gudbo sxb yaal aniga ka axmed kadiye ahaan walaahi sheekadaan waan ka helay balse natiijada shekada kama helin sababtoo ah aniga aad ayaan u taageersanahay jaceylka internetka

    waxa ayna eheed qofta dunai la dhaho in ay jaceylkeeda hesho sorry waxaan waa iska aduunyo

    balse sxb yaal tijaabiya jaceyl internet ah oo daacad ah aakhirna ku dhamaada farxad iyo guur

    Jacel waa jaceyl sxb yaal daacad hadii lo noqdo labada dhinac waxaan filaa hadii uusan amar alle imaanin in uu jaceylkaa guul ku dhamaan karo

    sxb yaal taageera jaceylka internetka

    Ha noolaado jaceylka internetka kiisa daacada ah

    Thanks

    Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
    Madaxa Webka Somaliaction.tk
    E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

  2. horta gurka waa calaf laakiin yooonis duniya dulmi weeyn buu ka galay sida looo aaminay iyo aniga sida maantay la iiga amini la’yahay jaceeylka aan gabar soomaaliyeed ooga qaaday paltalk.
    waxaana oogu diga raga somaliyeed in eeysan jaceel jilin marka hore hadii hadhoow eey lacag ka dooranaayaan jaceeylka paltalkana waa wax jiro walahay aniguuna ihaayaa

  3. maasha allah

    sxb sare mohamed Hussein thanks for the comment

    really sxb aniga fikradaada aad ayaan u taageersanahay waana sax sxb jaceylka internetka waa wax jira balse labada qof oo jaceylkaaa saameenaya waa hadii ay daacad isku yihiin

    dhinaca kale sxb sare sida aad sheegtay sheekada jaceylka internetkana ka muuqata qalad weyn ayuu sameeyay ninka lagu magacaabo yoonis

    waayo waxa uu qiyaanay qof si dhab ah u jecel thanks bro

    waa sxb kaa axmed kadiye oo kuleh ramadaan kariim

  4. saaxiib jacayka internetka wax ba ka ma jiraan waa been la isku ugaadhsanayo jacay wuxuu ahaa kii dhaqankii hore ee soomaaliya

  5. sxb waa runtaa anigaba waxaan qabaa in jacelka netka yahay wax jira tusaale anigaba waxaan ka bartay netka wiil in mudo ah ayaan isla xariireyney dawadeydna waan is hafamnay waana jeclaaday asiga wuu ijeclaaday run ahaantii hadey dadka i maqlaan wee ilayaabaayaan maxaa yeelay ruux aan argin ayaan jeclahay waliba si aad ah mana ka maarmo marka aan firiyay waxaan ku siidadaalaa in aan ku siidheeraado jacelkeyga ilaa heer mustaqbal in aan isla gaarno insha alaah waana rajeyneynaa marka waan jiraa jaceylka netka qofka diidane runtii wax jacelba aqoon umalaha maxaa yeelay ma lisku jeclaado aragdi bis wax kasto ayaa lis ku jeclaada sikasto jacelka kuugu soo wajaho waa jiraa jacelka netka ah waana mahadsan tihiin dhamaandii laakiin waxaan ka xumahay yoonis sida uu ugalay gabadha duniya walaashiis ale hagu caafiyo waana marka igu horeesay aan soo galay waana ka helay sheekada laakiin waxa la dhibanahay oo dhaawac la ahay gabadha duniya sorry macaanto

    • Thanks mr samiira abaayooy waa wax jira warkaaga insha allah jaceylkaaga waad ku guuleesan dooontaa meel kasta oo uu joogo waayo waxaan waa aduunyo waana la is arki karaa, maalintii aad is aragtaan adiga iyo jaceylkaaga waxaan filaa farxad weyn ayay idin noqonee kadibna insha allah wax walba is afgarad in uu idiin kugu dhamaado ayaan jeclahay

      aniga axmed kadiye ahaan waxaan wadaa jaceyl interetka ah oo dhab waxaan rajeynaa in aan ku guuleesan doono score na dhigi doono thanks all

  6. salaan sare asxaabda dhamaandiina waad mahadsan tihiin marka aniga waxaan ahay gabar soomaliyeed waxaan jeclahay si aad ah ujeclahay gabar aan sxn nahay ayidane ima jecla marka wax aan ku suubiya ma aqaano walaahi axmed kadiya sxb aniga maga maarmo gabadhaas waana jeclahay mana ka maarno iyadane ima fahansano markasto waan jeclahay in aan dareemsiiyo marka sxbyaal gabdhaas waan jeclahay anigane waxaan ahay gabar somaliyeed oo jecel gabar kale marka wax aan suubiya ma aqaano asxaada net ayaa ka jeclaadeen naag amaba wiil marka anigane gabadhaan aan jeclaha jawaab wacan

  7. bis millahi raxmaanirraxiim
    anigoo uugu mahad celinaayo dhalanyartamaanta soo aa saasey barnaamijkaan qiimaha madan oona mujtamaceen ay u baahan yihiin jaceel waxa aas leh yahay oo qadirin ah iyo mustaqbal wanaagsan .

    marka waxaan uugu dar daarmaa dhalanyarta wax jacel iyo gabdhaha wax jacel in mar walbo ay qadariyaan wana ay ka nooraan jaceelka dhaawac oo ku keeni karo ruuxa wax jacel ,
    jaceel waa shey aad u dhib badan mararka qaar kood oona ku sababikaro qofka wax jacel in uu waashto sidaas darteed waa inaan gadarin u yeelnaa wana aan ula dhaqan naa sida hooyo conogee jacel .
    aniga waxaan amin sanahey jaceel in uuu yahay mustaqbal iyo nolol aad usera ah oo mar walbo nafta ay u baahan tahay hadii nafta ay waaso wax jaclaan ah wey dhib badan tahay sii ay uugu noolaato mujtamaan nolashooda .

    marka anigoo sii qaas ahaan uugu dardaarmaayo dhalanta wax jacal iyo dumarkaba mar walbo in ka ilaaliyaan dhaawac sababikaro dhaceeb .
    dumarka waa in ay ogadaan qofka jacal sababta uu u jacal yahay .
    wana ragoow ogaaw dumarka adiga ku jacal maxey kuu jaclaatay .
    kadib ayaad natiijo ka gaari kartaa jaceelkaada wana uu san noqonin jacelkaada maal mamo gaawan ee mar walbo u istaag sii aad u bad baadi laheed jaceel .

    wana lasoco mar walbo jaceelka waa jaceel ee ma is badalo magaciisa ayuu xun baarsan yahay laakin ruuxa wax jacal ayaa leefilaa in uu is badalo dunidaan waxaa lagu nool yahay hal waji halka wajinida waaa jaceel .

    mar aaaasaaskaaga goorka ha ku soo dhismo jaceel sii ad uugu dhawad gashid wax dhib ama rafaad ah .

    \

    taageero wacan iyo xiisaan jaceel aad ugu qaali ah dunidaan ayaan dhiirajeynaa dhamantiina ee ok

    qore maxamed carab
    oo loo yaqabo abanuur a
    asxaabta dhamaan eaa idin salaamey
    aragideda iyo mooqaalkeyga taano salaan sare

  8. jacel netka waa wax jiro aniga ahaan taxta waxaan ka jecelaaday gabar soomaaliyaad aana arkin nolosheyda si dhab ah ayaan u jecelahay marka dhalinta soomaaliyaad yaana ka door bidin jacel lacag thnks all

  9. Dhaman dhalinyarada waan salamay salan kadib shekadan markan aqriyay waan ka naxay runtee lkn yoonis qalad ayuu sameeyay dheb malaha ilaah ha raafiyo duniyo dhalinyaro hada aniga waxaa ihaysato sheeko sidan cml ah wax aan sameyo magarayo waxan liiyahay xaas waxaana ijecel gabar mana oga in aan liiyahay xaas waxaana isla jogta isku wadan waxaana iska baranay internet si xad dhaaf ayay ijeceshay dhalinyaro hadan runta usheego waxan kabaqayaa in ay xunaaqdo ay idhahdo waa iqiyaantay maxan sameya dhalin yaro wixii ralo ciwankan iigu soo dira saacid2009@hotmail.com waana mahad san tihin by

  10. walaalo marka hore waad salaaman tihiin.

    walaalo jacaylka waa wax jira net ha ahaado amaba yuusan ahaan marka waxaan xumahay miskiinti duniya ahayd tankale yuunis ilaah afar uu u baneeyee duniya waa is jeclaadeen raaqiyana iyadaa jeclaatay waana cidii gacan qabatay oo dee heerka maanta gaarsiiyeen allaahbaa gaarsiiyee waxa larabay i nuu labadaba isku darsado maadaama ilaah afar u baneeyey labadana uusan xumayn karin.

    sheekadan waan kahelay se simurugo iyo calool xanuun leh bay ku dhamaatay meeyey jacaylkii uu duniya u qabay?

  11. Run ahaantii waa sheeko jacayl oo qiimo badan lkn wan ka xumaday masakntii duniya aheyd in wadada dhinaceda looga tagey waxa laga rabay inuu guursado labada gabdhood waa sax raaqiya danta ku kaliftay inuu guursado lkn maysan ahayn inuu duniya meel cidla ah uga tago

  12. Marka hore wan salaamaya walalaha somaliyeed tan 2aad waxan aad uga xumahay duniyo waalideeda tan 2aad waxan jaahil kutilmaama yoonis wuxu qalad ka galay duniyo jaceylkana meel ayu uga dhacay aniga hadan booskiisa joogi lahaa sida ila gudboon aan sameen lahaa lkn asiga sida reerka so garab qabtay ee rawan ayuu sameeye taasna waxa la dhaha abaal gud lkn waxa jiray wax yaalo kalo ugu awaal gudi karo ma ahan inu dhumiyo jaceylka dhabta ah ee duniyo wa daneeste wuxuna qiyaamay noloshiisa dalinyaro rag iyo dumarba waxan i din sheego in liska ilaaliyo jaceylka caqabadihiisa walo aan jeclahay yoonis inu gadaal ka shalayn doono mar 2 waad mdahadsanidiin cida ila qabto raigeega wan so dhaweena walalyal macan waxa liigala so xiriiri kara /maxamedqeys2010@hotmail.com maxamedqeys5 nimbaz cidi isticmaasho haweysane facebook | telka nambarkeeyga 0701406224 waxan ku noolahay kenya

  13. Marka hore wan salaamaya walalaha somaliyeed tan 2aad waxan aad uga xumahay duniyo waalideeda tan kale waxan jaahil kutilmaama yoonis wuxu qalad ka galay duniyo jaceylkana meel ayu uga dhacay aniga hadan booskiisa joogi lahaa sida ila gudboon aan sameen lahaa lkn asiga sida reerka so garab qabtay ee rawan ayuu sameeye taasna waxa la dhaha abaal gud lkn waxa jiray wax yaalo kalo ugu awaal gudi karo ma ahan inu dhumiyo jaceylka dhabta ah ee duniyo wa daneeste wuxuna qiyaamay noloshiisa dalinyaro rag iyo dumarba waxan i din sheego in liska ilaaliyo jaceylka caqabadihiisa walo aan jeclahay yoonis inu gadaal ka shalayn doono marka duniyo allah ha u dhibyareeyo walashey waxan wa aduunyo wa harka labadiisa galin ado sugaayo ee ku qadin ado seegayo ee ku siin marka iska samar ayaan dhihi laha walashay } cida ila qabto raigeega wan so dhaweena walalyal macan waxa liigala so xiriiri kara /maxamedqeys2010@hotmail.com maxamedqeys5 nimbaz cidi isticmaasho haweysane facebook | telka nambarkeeyga 0701406224 waxan ku noolahay kenya

  14. waan idiinka qaday salaamahiina qaliga ah walalayaal waan arkaa qof waliba ra yigeeda waana uu wada wanaagsanyahay waxa lawada edeeyay ninkii ahaa yoonis waana sax wuu uu qaldanaa maskiintii ooo nafsadedii ku aamintay ayuu qiyaanay jacelka nedkana waa wax jira maxaa yeelay waxa aan aqaan gabdha farabadan oo soomaaliyeed oo kuursadeen wiillal ay qadka kabarteen ilaahna uku deeqay aawlaad barakeesan marka wuu jiraa jacelka qadkanedka waxa aan jeclahay jecelkii hore in latixgaliya waaa kii dhabta ah waxa aan halkaan uku duceeynayaa dadkii oo wax jacel in uu ilaah isku keena aygoo isku faraxsan in ay wada kulamaaan kuwii guurka iska rabaanna ilaah calaf ha iskugudaro anigaba waxa aan ahay gabar soomaaliyeed oo kunool sauudi arabia waan iidiin wada salaamay walala heey qiimaha aleh

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s