Dagaalkii ugu culusaa ee bisadaha aduunka !!


Dagaal Culus
Dagaal Culus

Dagaal culus waa dagaal weyn oo dhexmaraya laba bisad , Dagaal kii ugu culusaa ee ebed ay bisadaha sameeyaan
Bisad Cad ( curi dadkii u yaqaana ) iyo Bisad Madoow oo yar dagaal aan kala joogsi leheen , Daawo oo labadaan bisad mid taageer , anaa huba waad ka heli doontaa , sidoo kale waxaa kaloo daawan kartaa laba bisad oo darbi jiif ah ayagana is dagaalayaan Daawo Hada

 

Dagaalka 1aad waa laba bisad oo Guriga isku dhex dagaalaya PLAY dheh

Dagaalka labaad dagaal dhex maraya laba bisad oo darbi jiif ah

 

 

By: Ahmed abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SOmaliaction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

2 thoughts on “Dagaalkii ugu culusaa ee bisadaha aduunka !!

  1. kkkk

    sxb sare waad mahadsan tahay

    balse aniga yaanyuur amaba bisad ma ihi

    sir yar aan kuu sheego aniga axmed kadiye ahaan waan jeclahay bisadaha videos kooda ,

    balse bisad caadi ah agteeda hadii ay imaato waan ka cabsadaa marka

    sxb yaaaaaaaw dambe hanoogu soo celin

    hadii kale asxaabta kale ayagana waxa ay u qaadanayaan in website ka ay bisad ku dhex jirto

    kkkk

    Thnx

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s