Siyaasiyiinta Somalida & Internetka


Internet

Internet

BIG JOKE ……… Siyaasiyiinta Somalida iyo internetka

Maqaal cajiib ah oo ka hadlaaya siyaasiyiinta somalida kuwooda internetka isticmaala iyo kuwa aanan isticmaalin
waxaa ku jira dad caan ah , dad aad jeceshahay , iyo kuwa aad neceb tahay … war bixin qosal leh sii aqri

 

 

Marka ugu horeesa inta aanan sheekada bilaabin … Ogoow in ay tahay sheekadaan mid maskax ahaan loo fikiray oo aysan eheen mid dhab ah …. Thanks


Su’aashaan fudud ayaan waxa aan hor dhignay dad kamid ah dadka wadanka somalia markii lasoo hadal qaado ayagana lasoo magac qaado .. su’aasheyda ayaa waxa ay eheed
Sxb yaal markii waxa aaad tihiin aad noo qarisaan sidee isku tihiin internetka qaabkeese u isticmaashaan ???

 

C- yuusuf
Cabdulaahi  yuusuf


” Run ahaantii anigu internet waan isticmaalaa waxaana ahay ninkii ugu horeeyay ee internetka isticmaalo
Somalia ( been badanaa ), waxaana badanaa internetka ka xiiseen jiray google oo aan weydiin jiray xiliga aan noqonayo madaxweynaha , iyo sidoo kale , badanaa waxaan gali jiray website yada flimaanta dagaalka ay ku jiraan , xataa hadii aan sir ku siiyo kalida iigu jirta waxaan ka gatay isbitaal online ah , balse hada ma isticmaalo sababtoo ah cali geedi markii aan xilka ka qaaday ayuu pasworkeyga iga xaday waana ka xumahay”

 

Cali Geedi

” Waa beentiis aniga Pasworka kama xadin markii aan jawaabtaas qaboow ka gudbo aniga internet waan isticmaalaa , balse si fiican ogama helo awal waxaa ii sameeyay zenawi waxa uuna ii sameeyay cinwaan yahoo ah , habeenkii aayn online ku sheekeesan jirnay , markii ay sida cadawnimada ah xilka iiga qaadeen waan iska dayay internetka , balse hada waxaan rajeynaa in aan dib u isticmaalo oo aan la sheekeesto gabdhaha somalida ah , si hadii ay macquul noqoto aan oga helo gabar macquul ah thanks”

 

Muuse Suudi Yalaxoow


” Aaaryaahee … xaa tirir .. ma waxaasaa iila imaateen
aree kud aan idiin dhahay , su’aashaas aniga iima taalee mudulood weeydiiya ,

No No …. Mudulood weydiiya aniga su’aashaad kama jawaabayee,, lolz

 

 

 

Sheekh shariif


” waa macquul dadka qaar oo siyaasi isku sheegaaya in ay internet meel laga maro aanay aqoon balse aniga waxaan dhihi karaa xariif ayaan ku ahay internetka oo waxaan leeyahay 12 cinwaan , sidoo kale waxaan cinwaano u sameeyay dad badan oo ay kamid yihiin , rooboow , indha cade , shariif xasan , iyo sheekh ibraahim suuleey waana ku faraxsanahay su’aashaas , alaa mahadleh “

Sheekh xasan daahir

 

 


inta aan su’aasha u galin marka hore ifiiri maanta soo qurux ma ihi ?? kk
ok adeeroow run hadii aan kuu sheego , wadankii oo qasan awgiis , iyo cadawgii oo dadka leenaaya ayaa waxa ay sababtay in aan paswokeygii hilmaamay marka sidaa ayaan internetka isaga daayay – hadii aad passwordka iisoo celin kartrto isku day cinwaankeygu waa sweet_itixaad_1997@hotmail.com” Thanks

 

Sh. yuusuf siyaad indha cade

 
” Aad ayaan oga xumahay in adigoo i taqaanid aad su’aashaa i weydiiso balse jawaab aan kusiiyo, internetka waa wax fiican e-mail na waan leeyahay , xataa hadii aad taqaanid youtube.com waxaan galiyaa flimaanta cabsida ah , marka balse internetka waxaan u nacay nin amin amir la dhaho oo mar walba caay iga daba qaatay , marka internetka wali kama harin , Amin amirna insha allah anaa wax tusin doona , Thanks “

 

 

Sh.  Mukhtar Roobow

 
  Al xamdulilaah walaal anigu internetka si fiican ayaan u isticmaalaa oo maalintii 3 saacadood ayaan internetka indhahha ku gubaa , badanaa subaxii waxaan raadiyaa barnaamijyo diini ah , galabtiina waan isaga shukaansadaa , habeenkina waxaan galaa website yada hubka si aan wax oga ogaado bambaanooyinka cusub ee caalamka kusoo kordhay waa sidaa , e-mail keyguna waa kan fantastic_rooboow@kataaib.net

 

 

Nuur cade

 
” waa su’aal muhiim ah , internetka waan isticmaalaa balse mararka qaar ayaan isticmaalaa , MSN hotmail ka waxaan u nacay laba nin mid waa Zanawi oo block ayaan saray midna waa rooboow oo habeen walba warqado hanjabad ah iisoo dira  
hada waxaan sameestay cinwaan cusub mana rabo in aan idiin sheego ha iga xumaanina thanks”

 

 

Cabdi qeybdiid

 
” Mar hadii internet lasoo magacaabo aniga adeer bahalkaas iskuma fiicnin ,  balse hada ka hor waa ay jirtay in mar website ka Google.com sargaal dhinaca amaanka ah ka noqo la i dhahay balse waan diiday ,
hada waxaan ku talo jiraa in aan caloola uusta u sameeyo website weyn oo lagu magacaabo
www.RealCalooluus.com
waad mahadsan tahay”

 

 

Intaa ayaan kusoo koobeenaa wareeysiyadii kala gadisnaa ee aan la yeelanay dadka madaxooda uu shacabka somalia dhulka u yaalo waa dadka ugu siyaasada xun aduunka markii laga reebo qaar had kor ku jira oo meesha aan kusoo qadnay

 

 

Ilaahow dalka noo hagaaji

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka Somaliaction.tkAxmed_kadiye@hotmail.com

E-mail:

4 thoughts on “Siyaasiyiinta Somalida & Internetka

  1. walahi ka rideen qof waliba wuxuu yahayle laku tilmamay nasibdaro dadsaa baan tala kasugeen somaliya maxaa heesto aqoon daro iyo islaweyni hada la waresto ayaga issu la sareeyo

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s