Mobile Laga Dhex Helay Sac Calooshiisa


Sac Qurux Badan

Sac Qurux Badan

Waa sheeko Gaaban oo yaab leh kuna dhacday gabar u dhalatay wadanka Cumaan ee ku yaala jaziirad u ekada carbeed
waxa ayna ku bilaabaneesaa sida tan
Gabadhan Cuman u dhalatay ayaa waxa ay weysay Mobile keedii kadib markii ay ay guriga soo gashay sii aqri

Kadibna waxa ay soo qaadatay Mobile kale oo waxa ay soo wacday Nambarkeedii
ayadoo raaceesa dhawaqa uu kusoo dhacaayay mobile keeda ayaa waxa ay hal mar ko imaatay sac uu lahaa nin dariskooda ah

dhawaaqii mobile ka aya si fiican loo sii dhageestay misne waxa uu ka dhex yeerayaa saca calooshiisa

warkasi aya waxaa lagu soo qoray wargeyska  Omman tariikhdu markay eheed 05/07/08 , waxa ayna dhacdadaasi layaabka leh ka dhacday gobolka Sahm kaasoo 200 KM waqooyi ka jira Caasimada dalkaasi ee Masqad

Gabadha uu arinkaan ku dhacay ayaa waxa ay sheegtay in ay telfoonka ku hadleesay kahor inta ay hoooyadeed ugu tagin Moorada Lo’daasi ay ku jirtay si ay oga caawiso lisida lo’da , ayadoon ogeena ay meesha oga soo tagtay taasoo sababtay in ay mobile ka weyso ugu dambeyntiina markii ay wacday ka dhex maqashay sacaas calooshiisa

Sidaa ayayna Mobile ka oga samartay

laakiinse Mobile ka ayaa Maalmo badan sidaa u soo dhacaayay ilaa markii dambe uu aamusay

Daawo Sawirada Lo’daan Quruxda badan

By: Ahmed Abdullahi Ahmed kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

4 thoughts on “Mobile Laga Dhex Helay Sac Calooshiisa

  1. kkkkkkkkkkkk waalayaab lo”da cuntay moobeelka gabadha laheed kadibna asagoo jajabin caloosheeda tagay micnaha maruugin miya lo”da markay cunaysay toos lee mee ulaqaday xita waxyaabaha calosheda ku jira wax dhibata ah telkeda uma keenin kkkk waa sheeko cajib ah

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s