Ilmihii ugu horeeyay ee Google loogu Magac daray


Wiil Google La dhaho

Wiil Google La dhaho

Waa wiilkii ugu horeeyay ee Loo bixiyo magaca Google
Qoys Lubnaan u dhashay ayaa waxa ay noqdeen qoyskii ugu horeeyay ee u bixan ilmahooda Magaca GOOGLE caan ahaanta daraadeed waa sheeko layaab leh sii aqri

Qoys Carab ah oo Lubnaan u dhashay degana Wadanka Swedan ayaa waxa ay jecleesteen in ay u bixiyaan ilmo yar oo ay dhaleen magaca Google

Website ka Weyn ee Google ayaa waxa uu ogaaday arinkaa oo ah in uu jiro ilmo websitekooda lagu magac daray isla markiina waxa uu usoo diray cida ilmahaas dhashay iyo wiilkaba Hadiyado qaali ah

Wiilka aabahiis ayaa ahaa ninka soo dajiyay in wiilka magacaa loo bixiyo kadib markii uu saacado badan ka dhex raadinayay Google magaca uu u bixin lahaa wiilka u dhashay balse ugu dambeentiina ay kusoo dhacday in uu magacaas u bixiyo aigoo ka raacaya Sida uu magacaa Caan u yahay

Wiilka aabahiis waxaa la dhahaa Waliid Ilyaas waana nin heesta dhalasho Swedish ah balse asal ahaan Lubnaan ah

Hooyadiisna waa isla lubnaan magaceedana waa Carol kay

الحمد لله و الشكر

 

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka Somaliaction.tk

E-mail: axmed_kadiye@hotmail.com

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s