Gabar Holandesse ah oo is guursatay !!


Naag Is guursatay

Naag Is guursatay

Gabar 19 jir oo u dhalatay wadanka Holland ayaa waxa ay dhigtay Score kadib markii ay is guursatay 
Jennifer Howes ayaa is guursatay si ay dadka u tusiso sida weyn ay nafteeda u jeceshahay
Waa sheeko Layab leh Sii Aqri

 

Gabadhaani ayaa waxa ay qabatay Xaflad Weyn waxa ayna isugu yeeraty dad badan ayadoo qabta Taajka Naagaha arooska ah ay xirtaan iyo warqad cadeeneesa in ay naagtaan is guursatay

Waxa ay qudbo gaaban oo layaab leh u jeedisay Dadkii arooskeeda kasoo qeyb galay ayadoo dhaheesa :
” waan jeclaa in aan Farxada Arooska Qof kale lawadaago laakiinse waxaan jeclahay in aan dadka tusiyo sida weyn ee aan nafteyda u jeclahay taasna waxaan kawadaa si aanan u arkin qof sidaa oo kale isku jecel oo aniga ila tartami kara “

Waxa ayna sheegtay in ay arooskaan oga nasaneeso sanado badan oo ay is fahan la’an ka dhaxeesay ayada iyo aqyaar badan oo ay sxb ahaayeen

Waxa ayna hadlkeedii sii raacisay
” Arinkaan waxaan u arkaa in uu yahay arinka kaliya ee iigu haboon in aan ku noolaado jawi degan oo farxad ah ayadoosan jirin qof ila wadaagaaya Nolosha waa Go’aan aan nafsad ahaan ku qanacsanahay “

Taa waxaa dheer in Mayor ka Magaalada ( Duqa Magaalada )  ay naagtaasi degan tahay uu ogalaaday Arooskaasi ayadoo aanan lagu darin aroosyada u rajiistareesan Xukuumada

Waxa dadka ka yaabshay ayaa ahaamarkii ay ka dhawaajisay naagtani in aysan marnaba is furi doonin wax walbo oo nafsadeeda ku dhaca iyo ayadoo ku dartay in aysan  cidna u ogalaaneenin uu faraha soo gashto arimaheeda taasoo ay sabab oga dhigtay in ay ayada isku kalsoon tahay sidaa daraadeedna ay isku guursatay duruuf walba oo soo martana ay nafsad ahaan u dul qaadaneeso ayna raali galin karto nafsadeeda


Ilaahoow Caqliga aad nasiisay waa Nimco adigaana ku mahad leh

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

2 thoughts on “Gabar Holandesse ah oo is guursatay !!

  1. kkkkkkkkkkkkkkkk.lolz. cajiib maxaad wax walba arki! imika waxan garan waayay inay gabadhani is jeceshahay iyo inkale waayo haday is jeceshahay nafteeda sidaa umay cadibteen”NIN LA’AAN MA NOOLAAN KARTO”kkkkkkkkk.
    sxb ahmed runtii maqaalkan aad buu iiga qosliyay waad ku mahadsantihiin.

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s