Masaajid Dhulka ku hoosyaala


Masjid

Masjid

Masaajid waa meel ay ku cibaadeestaan Dadka Muslimiinta ah waa Baytka ilaahay aduunka meel walba waad ku arki kartaa masajid
Marka waligaa ma maqashay masaajid ku yaala dhulka hoostiisa , hadii uu jirose sidee loogu tukadaa soo wax isweydiin mudan maaha ?
Aqri warbixintaan oo Daawo sawirada Masjidkan

waa kan sawirka masaajidka

waxa uu ku hoosyaalaa bacaadkaas

Marka ugu horeesa waxaa la dhisay masaajidka oo dhagax ayaa laga dhisay dhinac walba – mixraabka iyo mesha ay ku tugadaan musaliinta
kadibna waxaa si qiyaasan kor looga shubay caro – waxaana lagu rusheeyay biyo

waxaana si fiican isku qabsaday biyihii iyo caradii

Masaajidka albabkiisa waa kaas

waa albaabka laga galayo masajidka

Masaajid waxa uu ku dhisan yahay shamiinto iyo dhagax waa taa waxa u yeelaya xooga iyo muqalka khaska ah

waa masaajidka gudahiisa

Mixraabka Masaajidka sidoo kale masaajika waxa uu leeyahay makarofoon

waa meesha imaamka uu dadka ku tujiyo Mixraabka

waa meel kore oo masaajidka iftiinka siisa

waxyaabaha yaabka badan waxaa kamid ah meeshaan oo ah meesha lagu xareeyo kitabada

masaajidka waxaa ku tukan karta sadex saf saf afaraadna wa uu qadi karaa hadii loo cariirsho

waa meesha looga baxaayo masajidka banaankiisa

 

By: Ahmed abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa webka Somaliaction.tk

e-mail: axmed_kadiye@hotmail.com

3 thoughts on “Masaajid Dhulka ku hoosyaala

  1. A.s.c walaalahayga muslimiinta ah meel walba ay joogan .intaas kadib runti aad ayaan ugu faraxsanahay inaan laqaybsado aragtiday da walalahayga thanks all

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s