wiil yar oo magaciisa asigoo wata la dhalay


Mucjiso

Mucjiso

Ramadaankii hore Laylatul qadrigii hore waxaa la dhalay ilmo yar oo magaciisa oo daanka midig ku qoran yahay

Ilmhanaan yar ayaa magaca daanka ugu qoran waxa uu ahaa Calaa Aqri Dhacdadaan oo Daawo Sawirkaan

Waxa ay eheed mucjizo kadib markii ilmahaan yar uu dhashay asigoo daankiisa midig ay ku qoran tahay magaca adeerkiisii shahiiday ee Calaa

Calaa waxa uu ahaa nin dhalinyaro ah oo ku dhintay rasaas ay kusoo rideen ciidamada gumeesiga cadawga ah ee yahuuda asiga iyo laba nin oo ay sxb ahaayeen

Dadka shuhadada ah karaamo ay leeyihiin darteed aya waxa uu walaalkii dhalay wiil yar oo ay daankiisa midig ku qoran tahay magaca adeerkiisii shahiiday ee Calaa

Habeen Laylatul qadri ah oo ku beegan 7 bil markii uu ninkii dhalinyarada ah ee shahiidka ahaa duuganyahay ayaa waxaa la dhalay wiilkaan daankisa calaa ay ku taalo xuruuf carabi ah oo kala baxsan

wiilka awoowgiisa ayaa waxa uu mudo bil ah u sharaxayay dad oga kala imaadeen dhinacyada dhulka falastiin oo dhan

sawirka waa sawirka ilmaha yar iyo adeerkiisi shahiidka ahaa

ALLAAHU AKBAR

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa webka Somaliaction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s