Waligaa Jinni ma aragtey ???


Jinni

Jinni


Jinni ayaa wax uu xoog kusoo galay guri ay degnaayeen qoys carab ah taasoo ugu dambeyntii sababtay qoyska in ay ka guuraan guriga ayagoo sheegay in aysan la noolaan karin jinniga Daawo sawirka Guriga diyaarna waxaad u noqotaa in aad jinniga aragto waan hubaa waad arkeesaa

Hal Daqiiqo fiiri marada Bluega ah ee albaabka agtaala meel kale ha fiirin

Hal Daqiiqo fiiri marada Bluega ah ee albaabka agtaala meel kale ha fiirin

Guruga waa kaas jinnigana waxa uu degan yahay albaabka madoow si fiican ufiiri hal daqiiqo waxaan hubaa in aad arki doonto jinniga

Indhahaaga si fiican ugu aadi albabka wad arkeesaa jiniga waa hal daqiiqo meel kale ha fiirin albaabka madoow fiiri

Acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim

si fiican ufiiri albaabka madoow hal mar waxad arki doontaa wax waji cad timo dhaadheer oo shaashada soo qabsanaya albaabkaasna kasoo baxaayaa

waa hadii aad si fiican u fiiriso

Acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka Somaliaction.tk

E-mail : Axmed_kadiye@hotmail.com

16 thoughts on “Waligaa Jinni ma aragtey ???

  1. sc ani jinaga noca utilmamtay uma arkoyi waxan arkaya wax waji kafey ah o timo gaabgaab ah looolz ma anaga waxa noo sheege qofad waasho alle haku sahla war hooy sheydan lama arkayo alla ayaa quraankisa ku sheegay alle wuxu dhahay(إنه يراكم هو وقبيله من حيث لا ترونهم ‏‎ sheydan iyo koxdisa wa idin arkayan adinkana ma arkeysan marka dadka ha sawir aan jirin haku waalin by

  2. waa run faatima ee nagadaa mada dalada sxb axmadow ee adiga ma dad kad ku aqrinaysaa oo adigaa lagugu aqriyay sxb kkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. acuudi bilaah maxa waayay jinigaana aniga markan arkay leptobki waa tuuray naxdin daraadeed

    kkkkk anigamaaba mardanbe fiiriyay kkkkk

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s