Sawiro Jaceyl oo cajiib ah


Jaceyl

Jaceyl

Waxaa macquul ah mararka qaar qof aad jeceshahay wiil ama gabar aad isku xanaaqdaan amaba ay idiinka kala dhamaato adigana aad wali jaceylkaaga rajo ka leedahay
marka si aad usoo cesheto oo jaceylkaaga u dareensiiso wanaaga iyo jaceylka aad u heeso u dir sawiradan waxa ay u badan tahay in jaceylkaaga wax laga fahmo oo lagu qiimeeyo

Sidoo kale bilcaksi in lagaa cararana waa suuro gal

Nasiib wacan

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka SOmaliaction.tk

E-mail: axmd_kadiye@hotmail.com

7 thoughts on “Sawiro Jaceyl oo cajiib ah

  1. ad iyo aad waxaan ujeclahay
    inaan dareem jaceel wanaagsan
    kasoo had iyo jeer an dareemo
    waayo jaceel wanaagsa
    waxaa ku hoos duu gan nolal wacan iyo farxad wanaagsan

  2. asc wr wb ad ayaan u salamaya dhamaan shacabka ka hadlayey jacaylka lkn aniga waxa keli ah o an fahmi la ahy amba an qiyaaliga ka aminsanhy waa jacayl waxaa ana aminsanhy jacayl inuu yahy kii lagu gurigalo by by

  3. asc dhamaan walalahayga ticgaliya jaceylka koley ninkii soo maray unbaa garan kara qiimihiisa ama tixgain kara aad ayaan idinku mahad celinayaa ixtiramka aad uu heysaan jaceylka iyo waliba kalgacalka wanad mahadsantihiin,waxaan idinka codsanayaa inaad sawiradan naga badashaan qoloba dhaqan ayey ledehee dhaqankeenii iyo 2 is jeclaan jirey sawiro hadad ka heysaan noo soo galiya thnkz all bro

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s