Shakira oo islaamka difaaceysa


Shakira

Shakira

Fanaanada Caanka ah ee shakira ayaa waxa ay ogalaatay in ay sameeso heesta  doyota ayna la sameeso Fanaanada kale ee American ka ah ee af carabiga ku heesta Danya Yusuf .. Erayada Doyota ayaa ah ereyo daka ku baraarujinaysa in ay fidiyaan nabada Islaamka & carabtana difaaceesa

 

Heestaan waxaa laxanka u sameeyay  maxamed sacad oo hada raba in uu dhameestiro qeybta ka hartay heesta oo carabi lagu qaadi doono , halka ay shakira qori doonti qeybta english ka ayna ayada qaadi doonto

Heesta waxa ay dadka ugu yeereesaa in ay carabta la noolaan karaan halka ay saxaafada reer galbeedka mar walba oga dhigto dadka carabta ah in ay yihiin dad argagaxiso ah oo waxshi ah aana lala noolaan karin

Sidoo kale heesta dadka waxa ay u sheegeesaa in ay heshiiyaan faa’iidona aysan leheen dagaalka mar walba ay wadamada galaan

waxaana heestaan lafilaa in lagu duubo Dubai sanadkan soo socda bilawgiis ayadoo ay soo sarayaan dad american ah

Dhinaca kale fanaanada Danya aya waxa ay baaq ay kasoo saartay xafiiskeeda kuyaala qaahira ku sheegtay in ay soo saari donta albumkeeda sanadka soo socda halaka ay hada soo saartay Video Clip keeda cusub ee ( Qalb Tani ) kaasoo la go’aamiyay in uu soo baxo ciidi fidriga insha allah

Waxaa la sheegay in fanaanada Danya Yuusuf ay ku nooshahay USA iyo Dubai halka ay aad u taqaano luqada carabiga ah ayna si furan ugu heesta lahjadaha carabiga ee Khaliijiga , lubnanesse ka iyo lahjada massaarida

waxa ayna heesataa shahaado majestar ah oo music ah waxa ay na baraneesay Music ga carabta mudo sadex sano ah ayadoo ka baratay dad mutaqasusiin ah

Daawo Sawirada Shakira

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail : axmed_kadiye@hotmail.com

3 thoughts on “Shakira oo islaamka difaaceysa

  1. runtii waa arin lagu farxo mawduucanu maadaama aan ahay dadka aad u taageera shakira.Ilaahay ha dhadhansiiyo macaanka diinteena, runtii waa arin lagu farxo sxb waad mahadsantahay

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s