Garoon Tenniska lagu dheelo oo samada ku yaala


Tennis

Tennis

Wax walba waxa ayaa ka daran Waa Garoon Tenniska lagu dheelo oo samada ku yaala
Daawo Sawiradan oo garoonka indhaha ku dhufo

 

 

Waa Muuqaal Bilicsan oo ku yaala Restaurant iyo bar korkiis

Garoonka waxa uu ka dhisan yahay meesha ugu sareesa ee dhismaha quruxda badan Burj Arab Dubai – UAE

Garoonka ayaa awal ahaa meel ay kusoo dagaan Duyaaradaha Helekabtarka ah
kadib dadka jcel cayaartan Tenniska ayaa u badalay Garoon Tennis ah

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

www.Somaliaction.tk

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s