WIIL & GABAR IS MASAAFAYSTAY OO ISKU KHILAAFAY GOOBTII MEHRINTA


Khilaaf Jaceyl
Khilaaf Jaceyl

Wiil & gabar Masaafo u aaday degaanka Wanlaweyn ayaa markii ay tageen goobtii Mehrinta isku khilaafay

qiimaha meherka gabadha, sidaana waxa ku fashilmay meherkii ay u bexeen oo iyagoo is khilaafsan ayuu mid waliba Bas goonidiis ugu soo raacay Muqdisho.

Gabadha oo lagu magacaabo Xalaawi Cumar ayaa wiilka Masaaf-aystay oo isna la yiraahdo Cabdi Daahir ku xujeysay inuu meher uga dhigo dhowr Garaam oo dah-ab ah, isaguna wuxuu sheegay in uusan awoodin sidaas ayayna ku kala boodeen.

Warkan oo aan ka helnay Wiil lagu magacaabo Xasan Maxamed Max-amuud oo gabadha xiriir kala dhe-xeeyay ayaa sheegay in wiilku uu gabadha ka baloogay isla mar-kaana uu been u sheegay, balse xaqii uu ka soo baxay.

 

 

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s