QOYSAS 10-NEEYO SANO COL AHAA OO LAMAANAYAAL JACAYL WADAAG NOQDAY AY HESHIISIIYEEN


Dhacdo Run Ah

Dhacdo Run Ah

Labo  Qoys  oo  degan   degmada X/jajab oo muddo ku dhawaad 20-sano deris ahaa

isla markaana 14-sano ay colaadi u dhexeysay ayaa dhawaan waxaa heshiisiiyey gabar & wiil ay labadaa Qoys kala dhaleen oo jacayl isu qaaday.

Sida uu inoo soo sheegay wariyaheena Yuusuf Bidaaye labada Qoys oo ay aabayaal u kala yihiin Cumar Cabdi & Cali Aadan ayaa waxaa isku soo dhaweeyay Mahdi Cumar Cabdi & Ayaan Cali Aadan oo Jacayl isu qaaday, iyadoo Mahdi uu dhawaanahan ka yimid dibadda.

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s