NIN AROOSYADA CAAN KA AHAA OO TOOGASHO LAGU DILAY


Faranti Galis

Faranti Galis

Nin lagu magacaabo Cumar Addoon oo aroosyada ka dhaca xaafadaha Muqdisho

gaar ahaan degaanka Boondheere caan ka ah ayaa todobaadkii hore la dilay mar uu xaflad aroos ka soo dhigay wacdarro cayaareed.

Ninkan ayaa sida uu inoo soo sh-eegay wariyaheena Xasan Cali Geesey (Al-qeys) waxa dilay kooxo Isbaaroolay ah oo damaacisay inay ka furtaan kistii uu ka soo qaatay arooska.

One thought on “NIN AROOSYADA CAAN KA AHAA OO TOOGASHO LAGU DILAY

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s