Maxaa Kala Haysta Shukaansiga dhalinyarada xaafada Madiino Iyo Bisha Soon ?!


Ramadaanka iyo Shukaansiga
Ramadaanka iyo Shukaansiga

Waxaanu Ku Jirnaa Bishii Barakaysneed Ee Ramadaanka Waloow Eey Saas Tahay Ayaa waxaa jira in Bisha Ramadaan eey Tahay Bilaha bisha ugu Qeyrka Badan iyadoo Wax Badana xaraam la dhigay in xiliyada la soomanyahay aan la samayn –hadana waxaa jira sheey eey dhalinta somaliyedd eeysan ka maarin oo qof walbana lagu dhalay kaaasoo ah Shukaansiga

Marka maxay ka leedahay Diinta Islaamka Shukansiga Inta La Soomanyahay….?
Waxaa Su’aashaas Aanu Hor dhignay mid ka mid ah Shiikh Yaasha waa wayn Ee Soomaliyedd ee ku sugan Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Magalada Muqdisho Ee Xaafada Madiino–
Mar aan Shiikha afkiisa Ka Dhagaysanaayay SU’aasha jawaabteeda ayuu Oranayay Shukaansiga Horta waa wax jira Balse Shukaansiga Sanadkaan Eey Dhalintu Wadaan Lama oran karo SHukaansi Ee Shukaansiga diinta waxay ka leedahay Waa Banaanyahay Balse Midka Dhalinyarada Hada jirta Maahan Mid Eey Diintu Ogalaaneyso
Mar uu Siikhu Si kaftan ah u raacinayay ayuu dhahay dhalintaan hada jirto shukaansigooda Waa mid ah ama ku soo dhamaanaya abaayo waan kaa helay ee Goormaan Labadeena Sariir Ku Baashaalaynaa oo aan wada raaxeeysanaynaa Taasoo eey jawaab uga dhigeyso Aboowe markaad Rabto Kadib shukaansiga Halkaabuu ku dhamaanayaa….
Mar hadii uu shiikhu Nooga Jawaabay aanu usoo laabano DHankii faalada iyo Tixraaca Waxaanu ka marqaati nahay in Shukaansga dhalinta somaliyeed uu sanadadaan danbe noqday mid eey dhamaan ku wadaagaan Noloshooda iyagoo eeysan jirin wax waalid ah oo markaas ogaan karaaya ka guduboo waxaan wareeysiyo kala nuuc ah oo meelo badan taabanaya aanu la yeelanay Asxaabta Reer Madiino ee Magaalada Muqdisho isagoo faalo koooban Siinayay Websiteka SomaliAction.tk Ee Xafiiska Madiina ..Ayaa wuxuu Hadalkiisa Aano ka Eegnay Inta Muhiimkaa Isagoo Sheegay In Xiliyada Habeenkii ah eey tahay Shukaansiga Mid Balwad wayn u noqday Dhamaan dhalinta ku sugan xaafada madiino Balse waxa laga yaabanyahay ayuu yiri In Xiliyadda Duhurkii ah eey iska galayaan shukaansiga waloow lagu jiro bishii barakaysneed ee ramadaanka Dhalinta iskugu Jitro Rag and dumarkaba Waa wax eey u simanyihiin SHukaansiga …Waa Sida uu hadalka u dhigaye….Mid ka mida Aqiyaarta dagan madiino…
Isku so wada duuboo dhamaan asxabtaani ayaa ah kuwa Telephone iyo Email isugu jiro walalow deegaanka madiina eey ku yar tahay Isticmaalka Internetka Ee Shukansiga marka Waxaad moodaa iney qurbo Joogu Yihiin Kuwo Ugu Badan ee Beenta ku Sheega Internetka Ee Shukaansiga Faalsadaa dhiibaan Marka loo fiiriyo Xag Diiniyan waxaa la qaadanayaa mid internetka hadii aaan sii faah faahiyo …Mida Tellka ah waa mid la isla wada joogo Sheeydaankuna Xaadir yahay Shukaansigaas wuxuu soconayaa mudo Mounth and Half Hal Bil iyo Bar ugu danbeeyn Wuxuu ku dhamaanayaa iney wada baashaalaan eey kulmaan  iyagoon Wax shuruuca aanan fiirineyn kadib halkaas lagu kala faatixeysanaayo….
 
 
Waxaa Halkaas Nooga Eg Maqaalkii Maxaa Kala Haysta Shukansiga dhalinyarada xaafada Madiino Iyo Bisha barakeesan ee Ramadaanka …

Waa Diyaarihii Da’da yaraa Ee Abdifitaah
Cali Samatar Jantalman….
 
 
Cabdifitaax Janatalman–
Tell:25215127135
Email:ccsamatar@hotmail.com
Mogadisho-Madiino

14 thoughts on “Maxaa Kala Haysta Shukaansiga dhalinyarada xaafada Madiino Iyo Bisha Soon ?!

  1. walal yayl waxan raba in ad iguso darto imel keyga si an uga qeybgalo barna mijya walal aniga fursad an kuladarsado mahayo e iguso dar imelkan waxan degenahay mac macanka gar ahan bik barak lakin hada majogo wadan qurbaha ayan kinolahay ok mahad sanid wana kan imelkageyga ibraahinhilowle@hotmail.com

  2. walaal ikraan waan ku salaamay madiino ayaa iigu kaa danbeeysay hada xageen kaa helaa ii soo qor waraarkaaga m haa waan ka soo guuray hada uk. baan joogaa ila soo xiriir waakaa iimiilkayga waxaad madiino ku gara neeysana sii asxaabteeydii blease …..by

  3. waxan leeyahy dhlin yarada soomaliyeed ineey iska dhaafaan shukaan siga dan ku gaarka ah macna heeyga shukaansiga kumeelgaarka ah ma ahan shukaan siga wax lagu yiyaaaro balse maan ta aay tahy wax kumeelgaar ladha ho badlan wxaan ka cod sanaayaa dhalinyara soomaaliya ineey iska dhaafaan waxyaabaha aay ku dhaq maayaan by saabir yare waxaan leyahay jaceeylka waa waxjira wali giisna waa uu jiri doonaa ilve soomalia

    • wlaalyaal idinkoo mahadsan waxaan maqaalk inaan jawaabo iyo waano ka gaysto laakiin walalyaal waan ujeedi la,ahy plz mak soo dhigi kartaan idinkoo raali ah cadaan aad baan u xiisaynayaa inaan umada ka waaniyo shukaansi ama rayigayga ka dhiibto

      asc

  4. how can i get it back my heart from madiino?and i am in kenya but my heart is in somalia. i had she came here in kenya and i havent seen her. but is no matter i think it is examination of my life. after i had she is in kenya i start to find her and i loss her after i lose her i had then she back to somalia.but am was calling my sister in madiina and i was asking how is yasmin?where is she?how is she looking?am was asking those quetions every time and she was tell me how is she.and i was dont no if she is in kenya. but do you know why do i lose her news becouse those months i have not call my sister in madiina. but i call my sister after few months like 5months and i ask for my quetions like how is yasmin ?and she told me.oo shuceb come on dont you know if she was nerr to you like 5months.oo my sister come on a you serious. yes she was not in madiina like 5months.

  5. asc walaalayaal waan idin salaamy dhamaan umada soomaaliyeed walaal hadii aan ka iraahdo
    shukaansi . shukaan sigu horta waa inuu micno ku salysan yahy .
    1: waa inuu yahy mid ku salaysan shareecada islamka 2: qofka markuu doonaayo inuu guursado oo ay ka go,an tahy ha raadiyo gabadhuu doonayo dabadeed gabadha haku sheekaysto meel dadku ka arkaayaan ama gurigeeda meel waalidkeed u jeedaan 3: waa in waalidku isku og yahy oo marka hore uu soo maraa ninku waalidka dabadeed gabadha lays baraa ama hady iyagu is barteen bardu waalidku waa inuu ogaadaa. markay sheekaystaan hady is fahmaan qayr hady is fahmina ay kal tagaan . walaalyaal ialaahy halga cabsado dhalinta reer madina iyo dhamaan umada soomaaaliyeed waaxaan ku waaninayaa in ay iska daayaan shukaansiga aan diinta ogalayn ama waqti dhimiska walaalayaal iallaahy aan ka cabsano maha gabdhah in been loo sheego wiilashana been loo sheego war shukaansiga lay lee yahy in ta dariiqyada laysla istaago waan ku jeclahy iyo qaar kaloo badan iska daaya walaalyaal .

    waalidiinta waxaan idiin sheegaa inaad gabdhihiina aad ilaashtaan sababtooo ah waalyska meher xadi karaa.marka waalidkow caruurta halga war qabo.
    shaqaalaha wesitka markaa wax soo qoraysaa qoraalka cadaan ka dhiga qoraalka buluuga ah indhaha uma fiicna ani ahaan waanba arki waayey ma wada aqrin

    thanyou asc

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s