Cunista Ilamaha Yaryarka ah !!


Ilmo yar oo miskiin ah

Ilmo yar oo miskiin ah

Wax walba wax aya ka daran aduunyo joog oo wax kaa yaabshana arag camal waaye
Hadii aad maqashay in hilib eey la cunay maxaa diidaya in aad maqasho ay jiraan dad Cuna Ilmaha yaryarka ahbal aqri maqaalkan oo daawo sawir qof cunaya ilmo yar

Aduunkan aan ku noolnahay wax aanan ka dhaceenin ma jiro , waxaa horey loo sheegay in ay jiraan dad ilmaha cuna oo dhaqan ahaa ka keenay dad waalidiintooda ah dadkaas ayaa waxaa lagu sheegay meelo kamid ah Africa , Latin America iyo China

Balse waxaa wax laga naxo noqotay kadib markiin lasoo qaaday sawirkan hoos ka muuqda oo ah sawir xaqiiq ah waa sawir nin dhalinyaro ah oo cunaya ilmo yar oo naas-nuug ah waana wax aad loga naxo runtii waxa uuna kamid yahay ninkaan dadka cuna hilibka bini aadamka Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Rajicuun

Nin cunaaya Ilmo Yar ( Sawirku waa Sawir Xaqiiq ah )

Nin cunaaya Ilmo Yar ( Sawirku waa Sawir Xaqiiq ah )

 

Marka Su’aasha waxa ay tahay Mudane Aqriste hadii aad horey u maqashay sheeko noocaan oo kale ah noogu so hagaaji E-mail keena ooo ah

Axmed_kadiye@hotmail.com

Gabar Quruxleey , miskiin ah oo yar

Nuune yariis ah oo indhaha taagaaya

BY: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s