Cunista Hilibka eyga oo Malaysia kusoo badaneesa


Cunto Malaysian Ah

Cunto Malaysian Ah

Markii maqaalkaan oo kale aan soo qadano dad badan waxa ay is leeyihiin maxaa hilib ka xoolaha caadiga ahaa miya la waayay ? Arinku sidaa maaha Aqri maqaalkan oo daawo Sawiradan

Qaar kamid ah Shabakadaha wararka ee dalka Malaysia laga leeyahay aya waxa ay sheegayaan in kadib markii ay sara u kacday qiimaha la siisto cunooyin ka daruuriga ah ay sababtay in Hilbaha ayga uu shacbiyad weyn ku yeesho dad badan oo kunool wadankaas

Wargeys maxali ah oo kasoo baxa wadanka Malaysia kaasoo lagu magacaabo Star ayaa waxa uu sheegayaa asigoo kasoo xiganaya nin shaqaale ah oo Indonesian ah oo lagu magacaabo – Wajang Sarin – in sababta ka dambeesa hilibka ay ga oo laga cuno malaysia ay tahay ayadoo dadka shaqaalaha ajaanibta ah ay ku yaraatay mushaarkii ay qaadanayeen una suuro galineen in ay mushaarkooda si wanaagsan u isticmaalaan iyo in ay u dirsadaan lacagahaas wadamadii ay asal ahan ka imaadeen

Eey laqalay oo in lacuno la rabo - Malaysia

Eey laqalay oo in lacuno la rabo - Malaysia

2 thoughts on “Cunista Hilibka eyga oo Malaysia kusoo badaneesa

  1. waxaan leeyahay ninka warkaan faafiyeey inuu yaahay miid waxa ale wuxuu sheegaay aaytahay waxaan sal iyo raad toona laaahaayn malaysian wuxuu ka ogyahay aayna jirin uumada somaliyeedan ka deeystoo beentiisaa anigaa jariiradaan star akhrisanyeey last seven years kii uugu daan beeyeey day ta iyo cadaad ka aay ku qornaayd comment ahaan hoosta ku soo qoor anigaa kuu qoos goynayee
    inuu yahay war aan sal iyo raad toona lahaay iyo been aan geed la, isgu soo tooosin

  2. sxb warkaas wax jira maaha aniga waxaan ka mid ahay ardayda malaysia waqti badan jooga waxaasne meeshan lagama cuno ,… Malaysiane Yurub waa ay ka fiicantahy wax allaale waxay ku soo qoraan (Xalaal) wadnakana dad muslimiin ayaa opwer ku leh ,… ee beenta iska daaya sxbyaall

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s