Malagu keydsan karaa Internetka Files 4 ever??


Upload Files

Upload Files

Waxaa Laga yaabaa in aad heesato Files Muhiim ah sida Videos , Buugaag , Maqaalo , barnaamijyo , iwm oodna rabtid in aad ku keedsato internetka waligoodna aysan kaa bixin meel walba aad tagtana files kaaga aad Kasoo Download gareesato .. marka hadii ay baahidaada taasi tahay Tilaabooyinkan soo socda raac

Marka ugu horeesa waa in aan heesato sedexdan shey:

1- Internet Browser Firefox ah

2- E-mail GMAIL ah

3- GSPACE oo la socota Fire Fox ka

Firefox3 hadii aadan heesan Linkiga hose kilik kusii

http://www.mozillla.com/en-US/firefox/all-rc.html

Sidoo kale hadii aadan leheen Cinwaan Gmal Ah linkiga hoose Kilik kusii

http://mail.google.com/mail/signup

Si aad Gspace u heshana Linkiga hoose kilik kusii

http://www.getgspace.com/download.html

Marka hadii intaas oo dhan la helo sidee loo isticmaali karaa

waxaad soo furtaa Page internet ah kuna fur Firefox

waxad kilik kusiisaa Tools – kadibna Gspace dooro

Shaashada kuu furan waxa ay u qeybsameesaa laba meel

qeyb E-mailkaaga ah iyo qeyb Computerkaaga ah

Meesha kore ee madoow waxaad ku qortaa E-mail kaaga meesha kalena Basworkaga waa Cinwaankaaga Gmail ka ah

kadibna marka uu Gmail kaaga kuu furmo si fudud u Upload garee Fileskaga

meel walba oo aad tagtana waa kasoo Download gareesan kartaa Files kii aad horey u Upload gareesay

Sidaa Aniga ayaa isticmaala waana si fiican oo la isku hubo

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com
www.Somaliaction.tk


 

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s