Gabar Somali ah oo noqotay gabadha ugu quruxda badan Magalada Xayfa Isreal


Quruxleey reer waqooyi ah
Quruxleey reer Somali ah

Gabar  Somali ah kuna nool wadanka Israel ayaa waxa ay ku guuleesatay in ay noqoto gabadha ugu quruxda badan Magaalada Xayfa oo kamid ah magaalooyinka ay Israel xooga ku heesato Sii Akhri oo Daawo Sawirada Quruxleydan

Gabadhan ayaa waxa lagu magacaabaa Miss Dunia Ali waxa ay ka shaqeyn jirttay Meel CLub ah bararka lagu niikiyo ( lagu caweeyo habeenka ) oo ku yaala Magaalada Xayfa ee Israel waxa ayna qaabil saneed dadka in ay u qeybiso cabitaanka iyo khamriga .
Naagtaan ayaa ninkeeda waxa ay oga soo tagtey wadanka Masar waxa ayna wadataa hada laba caruur ah
Howsha ay naagtaan heeso ayaa waxa ay ku qasabtay in ay barato khamri cabist kadibna si kidis ah ayaa habeen waxa ay cabtay dhalo khamri ah kadibna waxa ay ku dhufatay hees aad u macaan taasoo eheed TANA TANA ALL OF YA ,
heesta ayaa waxa duubtay nin wariye ah oo ka shaqeeya Idaacad ku taala magaaladaas kadibna isbuuc dhan aya waxa lagu soo celcelinaayay heestaasi
Nasiib wanaag shirkad Fashion oo Israel ah ayaa waxa ay  qaadatay gabadhan waxa ayna kasoo saartay barkii ay ka shaqeeneesay ilaa ay ka dhigto naagta ugu quruxda badan Israel


Nasiib Wacan Miss Dunia Ali
By: Ahmed Abdullahi AHmed Kadiye

90 thoughts on “Gabar Somali ah oo noqotay gabadha ugu quruxda badan Magalada Xayfa Isreal

  1. asalaamu calaykum

    somalidu waxkasta qurux maka dhigtay anigu waxan qurux uma arko ee waxaan u arkaa wax ka abxday diintii iyo xushmadii ay lahaayeen hablaha islaamku, walaasheen ala hasoo hadeeyo hana garansiiyo xaqa aamiin.

    waxaan aad uga xumahay in saxaafadu waxyaabahaas soo galiso netka oo tidhaahdo qurxday qaaday alaahu akbar waxaas hala iska dhaafo oo halasoo qoro wax ay dadku ku daydaan oo wanaagsan.

    wasalaamu calaykum

      • aqas aqas aqas aqas caleek intaad gorile soo sawiryeen ayaad dhahdeed waa gabadha sooomaaliyeed ugu horayn xukunkaagu waa xabsi daa in waaayo waxaad ceebaysatay dhamaan hablihii soomaaliyeed naagtaas ILAAHAY daayeer run ah haka dhigo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war naagtu foolxumaa ma gacan ku samaysbaa

      • inaa li laahi wa inaa ileeyhi raa jicuun matanaa somaliya runtii waxaad cebaysateen
        hablaha somaaliyeed gabar somaliyeed oo islamana uma tartanto qurux wayoo
        quruxda somalidu waa asturaada gabadha hana isku dayina inaad mar danbe unoqotaan arintaan okale

  2. asalaamu celeykum walaalaheyga somaliga ahow war miyaad walateen idinka war sideed idinka noqotay ma gabadhaan ayaa ah somalia taasi maquul ma ahan ee sida run ta sheega waayo gabadhaasi waa kirishtani waayo gabar cooredeeda qaawisay waa kufaar sidaas ayaan ildin lasocod siinayaa waa igu walaahi waaigu bilaahi waa igu talaahi taasi soomali ma ahan miyaad garateen

    Lol kkkkkkkk

  3. kkkk

    Sxb yaa waa axmed kadiye

    aniga runtii idin dhihi maayo nagtaan waa naag qurux badan balse kaliya warka xiisaha leh ee meesha ku jira oo ah in ay israel joogto meeshasna looga magacaabay quruxley in ay tahay

    sorry kama wado halagu deysado walalayaal waa dhacdo webka dhacdooyinka cajibka ah ayuu dhalinyarada usoo gudbiyaa waa taa

    Mahadsanidiin

    Zalim – zeynab – burusle

    marlabaad waad mahadsan tihiin

    Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye
    E-mail: axmed_kadiye@hotmail.com

  4. omg horta salamucalekum marlabaad gabadha maxaa uga qarinaysaan ,ma tana quruxbadan ,quruxbaad sheegee uumadha anigu waxa umalaynayaa inatani foolxumada number one gashay quruxda plzz ha ceebaynina

  5. Gabadha waa quruxbadantahay,yaan meel loogu dhicin waa gabar soomaaliyeed,aduunku siduu quruxda kuqiimeeyo way kaduwantahay,sida ay soomaa quruxda uaragto.

  6. run ahaantii aniga markii aam ka hadlo fikradeyda waxaan leeyahay gabadhani sooomaali ilama aha ,waa xabashi xun oo injir badan midabkeeda ayaa laga yaqaan ama waa afrikaanta kale ,marka maba lahan midabkii soomaalida lagu yaqaanay ee dahabiga haa.by

  7. ASCL WALAALAHAYGA SOOMAALIDA AHAW LAAKIN SXBAYAAL GABADHAASI SOOMAALIYAD IYO WAX UDHAW TOONA MAAHA EE SXBAYAAL KALA BARTA DADKA GABADHANI WAA XABASHIYAD WALIBA KUWA DHABUUBTA LAYIDHAAHDO EE KOOONFURTA ITOOBIYA GALA EE GABDHAHA SOOOMAALIDA MEEL HA UGA DHICINA GABADHA SOOMAALIYEED HADAY WAALATANA WAXAA MASAMAYSEEN

  8. soomaalidu gabigeedub waa war raadis taas oo ay uguwacantahay in ay asal u yihiin reer guuraa qofka halaabaya ilaah baa xisaabin waan ku dayanlahaa e waan baqi miyaa? maxaakagalay danihiinakaraaca hadaad ubad dhasho waad fahmaysaa waxa kuhuran maxaakalasocda dadku ha is wadaha guursado ha is wada haleeyo hawafiishleeyo maxaakaalasocda haladhaafo war raadiska.

  9. waan idin salamayaa qof ku so sheegtay laga ma sheegto marka hadii gabdha idin so shegatay side aan filayo waxay ka qurax badan tahay qofka walaal kise dilaayo habeen iyo malinbe marka unka ilaaaaaaaah ayaa ku shaqaleh ilahay unkiise lama fara gashado kulinti dabe oo xise leh walala dhamaantne gabdha xixdiide lixaad way qabtaa side aan filaayo ok warsan wabilaahi toowfiikh amaane allaaaaaaaaaaaaaaaah

    • sorry ma dhihi kar naa waaa gabadh somaliyeed ? hadii ay jawaabtu haa tahay maxaa iyada oo u eeg ” qaabkaas “ay sawirkaas usoo bandhigatay ? teeda am sure gabar somali ah masoo bandhigteen wajigaas kaarihida ah .lol

  10. Mida kale codsi waxan ahay wil ku nool dalka holland waxan u baahanahay gawar somali ah o ila qeybsado nolosha igala so xirir alhaji2009@hot ama telka ah 07873648483 thnkz

  11. su,aal dhalin yaro soomaaliyeed waa maxay i baayacadani waar dalkaad joogtaa miyaad ka waydeen hablo ragaw sidoo kale hablaha miyaad wayday rag ama inamo aad si fiican isku fahantaan waa sidee sawtan sharaftiinii aad baabiiseen

  12. ninkan la baxay kediye ee meesha wax kusoo qora war ninyahaw wax iskula har oo alaah ka baq waamaxay gabar soomaaliyeed oo srael joogta goormaa gabar somaliyed tagtay srael

  13. hhhhhhhhhhhhhhhhhhh waar been ayaad sheegteeen ma naagtan foolxumada waynle ayaa qurux qaaday taas waa been aniga siday ila tahay tani maahaba soomaaliyad waa africaan kaa sanka waayan leh

  14. Somali ayaaba wax is ka aragtyay!!!! Hada mawuxuu qoraagani dhaga dhaadhacsiinayaa inaan uqaadanno in gabadhani tahay somali?? hadaba dadka maqaalkan aqrinya waxey ubadan yihiin dad waaweyn waxgaradna ah ee car kukar gabadhaanaa soomaalia ah!!!
    Cumrigaa raagay geeldhalaas kutusaa ayey reer xamarku yiraahdaan(illeen iyagu geela hilibkiisa iyo caanihiisey un jafaane ) Hada taa waxaa lamid ah inaad midan shombalaha gafnagta ah aad ina tiraahdo waa somali quruxbadan??? quruxey maaxn kugu qiimeynaa????

  15. war sxb gabadhan doofaarada u.eg ayaad maantana kushabahdeen gabadh soomaliyeed war nin yahayw yaan lagula yaabin gabadhan gabigeeduba dhaqan bi,iska aha waaba nooc minal xayawaane
    aslaamucalaykum

  16. war gabdha yaan lacaayin walaalayaal waxani inaa bini aadam tahay iyo inkale ayaa layskui haystaa meelaha qaarkood idinkiina waa soomaaaliyad baad leedihiin
    war yaan layn layaabin dadyahaw

  17. xaax aar qurux badanaa!! tani malaha yuhuud oo dhan bay qurux u qaaday! xaqiiqdii waxaa runsheegay walaalkaygii yidhi waa xabashiyad, waa runtii waliba waa xabashida yahuudda sheegata (habasha falasha) ……….

  18. asc waxaan aad iyo aad u yaabay ninka isku magacaabay axmed kediye war axmed naagtan aad tiriwaa soomaali ma u dhalan xitaa qabiilka soomaali ugu foosha xun marka ma ina adeertiisbaa axmed ha isoo sheego

  19. salaan sare marka hore salaan kadib gabdhan somali maahan laakiin waxaa isweeydiin mudan ahmed kediyaha naftarkiisa maa gabadh ah mise waa nin waayo sida aan ka dheehaneeyo sawirkiisa waan qiyaasiwaayay waayo halkaan waxaa ila joogo naago farabadan oo madaxa sidii nimarkii usooxiirtay hada dharkoodii qaatay marka ahmed iisoo cadey ah

  20. waxaa layaab intaaydaan gabadhan kutil maamin quurx in aad markahore gabadhan noocan ahn aad kutilmaamtAN SOOMAALIYAD WAA CAJIIIB WEBSAYTKANOOw waxaaan odhan lahaa gabadehami9 wax qurux ah ama soomaalinimo oo alle siiyay majirtee naga dhaafa nimanyahoow

  21. dhamaantiin sodhawadda gaar ahaan dumarka mida ah 24 ilaa 28 sano ah gabar aad u furfuran mariin ama cadiin ah italka 1.73 ilaa 1.80 hadii aad tahay sodhawow
    dabcan waa in aad taqaanaa ama aad xisaysaa SEX si wanaagsan

    • waalal ilahay haa kuu soo hanuniyo adiga hadad rabtid sex anuga islam baan nahay maana doneeno waaxad aad sheegeyso ee ilahay uu tubaad keen

  22. horta gabartaan iyo qurux kala naqaaji.. meesha ee ku nooshahay, ayaa dadka aduunka ugu foosha xun ku nool. oona yahuud sii ah.. somali muslin ah oo israaiil degen waligay ma maqlin.. teeda kale umada somalida wee jahwareereen, meel ee aduunka ku nooleen majirto. wallahi waxaa maqlay, cid somali ah, ayaa degen wadanka Griinland, meesha aduunka ugu danbeeso, oo baraf ka dhaco 24/7..waa yaabay marka aa maqlay..

  23. A/C/Wwalaahi waa wax layaaba kolay umad badan oo aan aaminsanahay inay soomaali yihiin laakiin marka taariikhda dib loo eego noqonaya oromo iyo qoomiyada kale ayaa inaga buuxa markaa inantan dhiig soomaaliyeed malaha mida labaad haday cidhifkasooo gashana kolay gabadh xalaal ah maaha wabilaahi tawfiiq alla hanigaransiiyo xaqa siiba gabdhaha qurbaha jooga

  24. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaasaa kaa qurux ah heeeeeeee kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kulley adigu way kulaqurux badan tahay maah qurux ku dhimo

  25. waryaa dhaheen yaab iyo amankaag war tani reer woqooyi maaha ee waa yugaandhiis
    kkkkkkkkkkkkkkk wargab dhaha woqooyi iyo kuwa koonfureed xoogaa ayey ku kala duwanyiin balse midna sidan uma eeka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. WAR TANI QURUX MA QAADINE WAXAY QAADAY KOOBKA WALASAQANIMADA..ADIGUNA NASIIB WANAAG HAKU SHEEGINE WAA NASIIB-DARRO

  27. war been ta naga daaya waayo tan waa gabarta uga foosha xun soomalida waayo sxb teeyda ayaaba ka qurxan gabartan jareer ta ah waad noo qarineeysaan soo ma aha looooooooooool

  28. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    hana caajin anugu saas ma uu eekinee midabkayana
    qalaalaya sumcadayana alle nagu deeqay qaabkayana Alle nagu deeqay
    miyaa nagtaan nola mid dhigeeeee maya maya lagama yaana gabdhaha soomaaliyeed
    waa luul wana dhayman ma bentaybaa
    way kudhashay wayna kula
    dhalatee xaas kagana way noqon doonatayee
    xataa sii n joodkooga sas ma aha gabdhaha soomaliyad ha yasin

    • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      haa way nayasayaan
      waa sax walaale mcnto
      walaba waa daaqadaa erayga ka tuurtay
      maya maya ma leh haa mooyee
      waa jurtaa hee kk

  29. WAAR MATANAA QURUX BADAN MAGICII IYO QURUXDII HABLAHA SOOMAALIYEED LAHAAYEEN AYAY KU CIYAARTAY EE SOMALIDA CEEBTA KA DAAYA. YAAAAAAAAAAAB

  30. scw,marka kowad gabadha somali maha balse hadii ay shegatay haloodayo,hhhhh tan labat abuurista alle halayaabina hadii ay sidaa u ektahay ruxba ruxa kale uma eka ok by. walaaala somaliya.

  31. asc gabadha yaan la aflagaadeynin ilaheey uunkiisa wuu badan yahay waa laga yaba iney somalitahay lakiin hadeey somali aheeyn maba ahan hadii ay soomali tahayna waxan leenahay ilaaah hasoohadey insha alaah ilaah ayaan ubaryeeynaa inuu wadada toosan tusiyo xaqana uutuso bi idnilaah

  32. Waxaan filayaa inay tahay in lagu dhiiri geliyo gabdheheena inay shaqo u raadsadaan baararka Yuhuuda, qamrana cabaan kadibna heesaan si ay shirkad Fashion ah u shaqaalaysiiso. Quruxda alaa bixiya laakiin bal eeg sida saxaafadu u buun buuniso wax aan jirin ugana soo saarto wax kale. Koleey dano gaar ah ayaa laga leeyahay ee maaha axsaan Soomaali loo falayo; ciddi doonaysa inay Soomaali wanaag u gasho ha joojiso dibindaabyada dahsoon ee ay ku hayso.

  33. gabadhan anaa aqaan aslakeed iyo faraceeda iyo meesha ku dhalatay boowe inantu waa reer somaliland waxaa la yiraahdaa dunai ali geesbuur hargeisay ku dhalatay hooyadeed waxaa la dhaahaa jinow maygaag cileeye yeman bay tarhiim ku gashay masar bay uga gudubtay falatiini to esraail halkaas bay ga shay waa sidaas arinteedu gabdha koobka qaaday somalida wax israel aada somaliland baa jidha boowe wana isleeyihhn qaanku yibruos waal ladhasahy siddeedi wiilee inma yacquub waa bilahi towfiiq

  34. waa ku faraxsanahay quruxdaan la siiiyey gabadhaan ,waayo dadka qiimeeyo fashionka waxay arkaan meel aan dadka kale wax ka arkeynin, marka meesha ay ka arkaanna waa meel sax ah, waxaaan ku leeyahay misss laddy ku nooloow quruxdaada

  35. maaha tani somaliyad ee waa mid kaqurxuun waxay kadheleysa no,4 oo ah mid kuwacan ciid kudheelka sida lagu yaqaan hablaha shiinaha kkkkkkkkkkkk

  36. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tani maahan naag soomaaliyeed
    beenta naga dhaafa
    waa gabar bantu ah
    looooooooooooooooooooool

  37. heheheehe waxaan maanta dhan raadinayey gabadha soomalida ah ee la seegayo laakiin sawirka waan arkayey sawirka islaanta sanka budhan lol markaan sawirii waayey baan dib qoraalkii ugu laabtay mise islaantaa aan maanta dhan sawirkeeda dhaadhaafayey bay quruxley ku sheegayaan lol

  38. Somalida joogta meelaha dadku madaxa banaan yahay dadka kale ayay wax la qaybsadaan oo la tartamaan. kuwa jooga meelaha gabdhaha caruurta ah ee sagaal jirka ah nin 50 sano jir ah loo guuriyo, waxa ay ka yihiin addoon oo kale.

  39. maya tan somali maahan magac u yel waye umada somaliyeed dhaqankooda iyo diintooda ayaa laga been abuuranayaa ilaah hanaga xijaabo wixii xuman nala damacsan umadane all hasoo hanuuniyo

  40. Waxaana la leeyahay wa somaali allahu akbar wale adunkodhan waxa la radinaya sidi galo naloga dhigi lahaa lkn hadan somali nahay an iska eegno tano kale wa gaal aabehed wasto ahe by asxbta

  41. Asc wr wb ikhyaarta gaaladu waa cadowgeena mana wayaan qof ay udhibaan waxay rabaan ujedada laga leyahay naagtaan way caddahay kala digtonaado mardaba gaalada cida ay isodhibayaana ildheer halolahaado qoftaana waa bini aadam ka mid ah dadka alle yaan lagu danbaabin abuurka alle

  42. saaxibba yaal gabadda waa gabadh wanaag sa n waa haddii aay san duloobin waayoo hooyada haddii aay haaysato caruur dhibkeeda mayara bees wax aa ugu duceeysii in illahey nosha aay kujurah hadda mit kawanaagsan iney hesho oo muslimiinta aaysan dhib u arkin

  43. Alluhu akbak walal waxaan leeyahay naagtasi qurux yahuud loogu niikiyey qurux maahane haddad ilaahey aad taqaano diintaada ulaabo hadii kalana gabdhaha somaliyeed fidna daada haku taaban dabadey

  44. walee wayaab tani mahasomali ee waa xabashiyad waxaan leeyahay nooda magaca somali matihid hadii kale wixii dhaca adaa iskaleh doofaaradyahay duufaartu dhashay qofkii doodqabaa fadlan igalasoo xidhiidh email fiqiwarfaa@hotmail

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s