Xaalada dhabta ah ee caruurta darbi jiifka magaalada muqdisho


Darbi Jiif

Darbi Jiif

Caruurta Ku Dhibaataysan Wadooyinka Magaalada Muqdisho Oo Lasoo Gudboonatay Dhibaatooyin Xagga Nolosha Ah..

 

 

Caruurta Ku Dhibaataysan Wadooyinka Magaalada Muqdisho Oo Lasoo Gudboonatay Dhibaatooyin Xagga Nolosha Ah..Mar Aan Booqday Caruurtani Ayaa waxa Aay In Dhahaygu Qabanayeen Caruur Badan Oo Eey Ka Muuqato Dhibaatooyin  Xagga Caafi Mahadkaa iyo Mid Nolosha ahba Sababtoo Ah Mahaystaan waxay noloshooda ku maareeyaan  Caruurtani Qaarkood Ayaa U Ildaran Canuuno Soo Wajahay Noloshooda Si Kastaba Ha Ahaatee  Carurtani Ayaa Ah Kuwo Inta Badan Loogeysto Dhibaatooyin  isuga Jiro Dil-iyo Waliba Caga Jugleen ay Kala kulmaan Mararka qaar iyagoo kuu sheegaya in Xiliyadii Hameenkii ah ay ku adagtahay Meelo Eey Kaga Kabaadaan Dhaxanta iyo Dabeesha Dhacaysa Habeenii waxaana dhacda in xiliyada Hameenkii Dagaalo eey ka jiraan caasimada somalia ee Muqdisho Ay yihiin Kuwo Inta badan Soogaara DHibka ugu badan ee ka dhacaa Dalka somalia Ilaaya Hada ma jiraan Cid si Toos Ah isku xilsaartay iney wax u qabtaan Caruuta Daadsan Darbiyada iyo Wadooyinka Magalada Muqdisho.
Caruuurtani Ayaa marka aad la sheekeysato Kuu sheegaya in sedexda Galin eey Hal Galin Cunaan Sidoo Kale Dagaalada Soo noqnoqda ayaa ah kuwo inta badan saameyn ku yeesha Noloshooda waayo mahaystaan Meel eey kaga Gabaadaan Rasaasta eey is weeydaarsanayaan Labada Dhinac Ee Habeenkii ah .
Caruurtan ayaa usoo shaqataga Goobaha Maqaayadaha Halkaasoo Eey Ka helaan Raashinada Lasoo Reebreebay ee Loo Yaqaana Tiknikada Isla Markaada Aan Kaafin karin Noloshooda Maxaa yeelay Mahaystaan waxay noloshooda  ku maareeyaan  Waa Kan Mid Ka mid ah Caruuta Darbi Jiifka ahyd ee ku tabaalaysnaay Wadooyinka Maglada Muqdisho Gaar ahaan Km4 OO lagu magacaabo Ibraahin Cali Isagoo Uwaramaay Warbaahinta Websiteka SOmaliaAction.tk
Ayaa Dhahay –waxaan ahay mid ka mida caruurta ku dhibataysan km4 waxaan ka cod sanaynaa hey adaha sama falka iney wax noo qabtaan—-.
Caruurtani Ayaa Noloshoodu Ku Maareeyan Garaabada iyagoo Mararka Qaar Loo Geysto in laga xoogo lacagta ay ka helaan garabada eey sii iibiyaan
 
Isku soo wada duuboo Caruurtaani ayaa waxay yihiin ku eeysan ciddna u maqneen Alle mooyee  Isla markaana Kaalmo Gargaar ka codsanaya Shacabka Soomaaliyeed Ee Walaalahoooda Iney Wax La Soo Gaaraan…
 
Abdifitaah Ali Samatar Jantalman
SomaliaAction.tk
 
 

 

One thought on “Xaalada dhabta ah ee caruurta darbi jiifka magaalada muqdisho

  1. Masha alaah waahi waa cajiib hadiiba aad soo bandhigeysiin wixii dhib ah oo caruurta loo geysto ama ay ku jiraan waa idinkaga mahad celineynaa Bogga Somaliacion.tk

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s