Keyboard Casri kii ugu dambeeyay ee aduunka!


Wonderfull Keyboard

Wonderfull Keyboard

Aduunyo joog wax walibana arag camal
Maanta waxa uu aduunka marayaa in lasoo saaray keyboard kii ugu yaabka badnaa keyboard kaani waxa uu ku xiraneesaa dhabtaada kadibna adigoo computerka ka fog ayaad wax qoree Daawo sawiradan

Keyboard noocee ugu dambeeyay aduunka

Inta aanan keyboard ka aduunka ugu casrisan gaarin bal kan si fiican ufiiri

waxa uu ka sameesan yahay Buskut iyo shokolaato

Keyboard ka waxa uu ku dhagan yahay Surwaalka

Markii wax laqoraayo ayadoon la is dhibin ayaa sidaa loo isticmaalayaa Keyboard ka

Waa sida ugu fudud ee looga fogaan karo iftiinka faraha badan ee shaashada Computerka

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s