Google Sidaana masameyn karaa ?? !


Gooogle

Gooogle

Google Hadii ay dadka maqlaan waxa ay u qaataan meel wax laga dhex baaro oo wixii loo diri keenta balse maanta aniga waxaan hayaa wax layaab leh oo aanan ba i dhaheen Google waxaana wuu sameeyaa sii akhri oo ogoow waxaas

 

Google.com markaad gasho waxaa laga yaabaa badanaa in aad u isticmaasho in aad barto waxyaabo badan sida files , sawiro , videos and more

 

Marka mar ma isku dayday in aad google Culcolator ( xisaabiye ) camal u isticmaasho

Booqo webka www.Google.com

waxaad qortaa

9-5 kadibna natiijada fiiri

ama qor 12/3 kadibna natiijada fiiri

sidaa kuwad haka daalin

 

sidoo kale weydii google

100mile in Km
adigoo kawada in uu kuu soo ogaado 100 mile inta km ay tahay

si dhaqso ah waxa kuugu soo baxaya natiijada

sidoo kale ku day in aad weydiiso

COs 45 tan 30 sin 60

sidoo kale waxaad weydiin kartaa xisaabta logarithm ka

log 100 in 3

si deg deg ah ayuu natiijad kusoo saarayaa

waxaa kaloo weydiisaa suracada iftiinka Speed of light

THanks

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

2 thoughts on “Google Sidaana masameyn karaa ?? !

  1. waxaan hayaa magacyo aan la kulmay
    1. noh’ed moh’ud nukhtar macow mayow mahad alle (waa sxbkeey)
    2. dhulqas dhul was qasaaye (waan maqlay)
    3. qasaaye labaaye kudheele toxow (ma maqlin)
    4. tuurxume taraq aabo sigaar (waa jiraa)
    5. Sulux jinidhaqe ismoog jirjiraale(naag adadeey ahey oo abay qabay)
    6. shabiye dhuxulow furud( waa ila joogaa)
    7. buuteeye bidaaye tuureey cali dhage deel (bakay ayaan ka malay)
    8. colow tarax tindhalay tiitiin wasat
    9. dhagayare dhukay (ilyaas ayaa ii sheegay)
    10. fahmo af qooysaar srmagadte xaaji duudle( xaasakeda)

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s