Tusaalaha ugu weyn ee Soonka


Ramdaan Kariim
Ramdaan Kariim

Bsimillahi raxmani raxiim

Ascww walaaha muslimiinta ah meel walba ay joogaan waxaanu leenahay Ramadan Kariim

walaalayaal Marka hore waxaa mahad leh allihii na abuuray kadibna dad islaam h naga dhigay rasuulkeena nabix muxamedna naxariis iyo nabadgalyo krkiisa allaha yeelo

walaalayaal waxaan jeclaa in aan ka hadlo xoogaa waxyaabaha uu qofka ku baran karo ramadaanka

waxaana ula jeedaa waxyaabaha uu isla ramadaanku dadka baraayo oo ay ka mid tahay gaajada oonka

walaalka muslimka ahoow markaugu horeesa soonku waxa uu kamid yahay tirarka islaamka soon la’aantiisna qofka islaanimadiisa dhameestirmi meeso

marka qofka uu soomo waxa uu ka soomayaa dhamaan waxyaabahan soo socda Cuntada , Cabitaanka , iyo aflagaada iyo dhamaan wixii shahawaad ah

Marka aad sooman tahay waxaad dareemeesaa mararka qaar oon ama baahi ( gaajo ) taa waxa ay tusaale u tahay in soonka uu ku tusinaya waxa ay dareemayaan dadka baahan ee muslimiinta

sidaa daraadeed taa waxaan dhihi karnaa waa tusaalaha ugu weyn ee ramadaanka

Ramadaanku waxa looga baahanyahay qofka muslimka ah in uu si fiican oga faa’iideesto , Salaad cibaado , quraan aqris badan iyo Sadaqo tasoo ay kuu noqoneeso ajir aad u fara badan

Marka qof ka dhalinyarada ah waxaa looga baahan yahay in uu iska ilaaliyo caayda , dhageesiga heesaha , iyo wax alaale wixii burinaaya Ramadaanka

Marka intaa ayaan kusoo gabagabeenayaa

waxaana ka cudur daaranaa wixii aan qalday inkastoo aanan sheekh eheen

 

Waa walaalkiin Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye oo idin leh Ramdaan Kariim

One thought on “Tusaalaha ugu weyn ee Soonka

  1. s.c .
    wlaaladayda muslimka ah waxan naftayda iyo nafihiinaba ogaysinayaa in ay soo dhawday bishii
    barakaysneed ee ramadaan markaa waalaalayaal waxaa laynaga rabaa inaynu ka faaiidaysano
    cidii ilahay gaadhsiiyo, aadna loogu ducaysto in alle ina gaadhsiiyo kuwii ka faaiidaysta ee loo danbi dhaafana alle inaga dhigo.
    wlaallayaal halaga faaiidaysto waa fursad qaaliya dadkana ha loosheego.

    Eng- MOhamed Abdi
    hargaisa, somaliand

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s