Ramdaanka & muslimiinta Holand


Shueib Golley

Shueib Golley

Muslimiinta dhammaan meel kastoo ay joogaanba waxay si diirran u soo dhoweynayaan bilashada bisha barakaysan ee ramadaan,iyagoo fulinaaya amarka Rabbi oo ah in la soomo bisha ramadaan oo dhan,waxaana la ogsoon yahay in sidii loogu waajibiyay dadkii ka horreeyay muslimiinta

 

muslimiintuna loogu waajibiyay in ay soomaan,waana mid ka mid ah shanta tiir ee uu islaamku ku taagan yahay,Ilaahay wuxuu qur’aankiisa kariimka ah ku yiri: [kuwii xaqa rumeeyay,macnaha kuwii Allah iyo       rasuulkiisa rumeeyay waa in aad sontaan marka waxaa waa jib nagu ah in aan soono 

    xalay ayey ahayd markii si diiran loogu soo dhawayay magalada eindhoven  ee dalka holland bisha barakaysan ee ramadan masaajidyada ku yaalla magaalada aadna daremayso muslimiinta kunoo eindhoven in ay u qabaan hilow aad u badan iyadoona isi soo buux dhaafiyay masaajidyada kuyaala magaaladaas waxaadna ka daremi kartaa wajiyadooda farxad iyo  dhoola cadeyn badan  mar aan manta magalada tagay ayan dareemayay sida ay u soo dhawaynayaan bishaan barakaysan waliba markii aad magaalada dhex marto waxad waxad soo xasuusanaysaa wadamada muslimiinta kastoo ay u badan yihiin magaaladaas marookaan  turki iyo soomali sidookale waxaa laga soo dhaweyay magoolooyinka waaween sida amistardam den haag iyo roterndaam  dadkana aad ayey iskugu mar xabeynayeen ramadaan kariim ramadaan kariin

 

Shceeb Maxamed Xuseen

Eindhoven – Holand

Shuceebmm@hotmail.com

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s