Ramadaan Kariim Umada Islaam ka oo dhan


Blessed Iftar !

Ramdaan Kariim

A.S.C walaalayaal Dhamaantiina salaanta Islaamka ayaan idiinku salaamey Salaan kadib Waxaa mahad Leh walaalayaal Allaha Weyn ee Noo suuro Geliyay in aan ku soo gaarno Bash Bash & badhaadhde & weliba Caafimaad qab sanadkaan & bishaan Barakeysan ee Ramadaan

 

 

Walaalayaal maanta Ilaahey wax kale inaga dooni maayo waxa keli ah uu doonayaa ayaa waxaa ay tahey sida anagu nafaheena U bad baadsan laheyn taasina ay tahey in aan raacno wadada Uu noo sameeyay oo ay tahey diinul Islaam oo aan isaga mooyee cid kale aanan lala wadaajin

walaalayaal Bishaan barakeysan ayaa waxaa ay tahey tiirarka diinta furqaan tiirarka ugu adag aan marnaba la dhaafi karin cudur daar adag lala yimaada mooyaane walaalayaal marka anagu waxaynu nahey diciif marka waxaa loo baahan yahey markasta xasuusta alle in aysan naga mar naan oo aan in badan ku dadaalno sidii aan u xakameyn laheyn naftaan wax kasta doontada ah marka walaalayaal waad igaga aqoon badantihiin cilmiga marka walalayaal intaasina waa inta alle i waafijiyey in aan idiin sheego

in shaa allah alle hanaga dhigo kuwii wadiiqada wanaagsan raaca xaqana alle garansiinyo in shaa allah walaalayaal waxaan idiin dhaafayaa idiina rajeynayaa kheyr badan & janada & in aan ka faa ideysano bishaan barakeysan Danbi dhaafna weydiisano Allaha Subxaanal qaadirka ah

byyy guure yare india hyderebad tell 91-9963901519 ama 91-9885938672

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s