رمضان كريم Ramadaan waa Bil Qiimo badan


Ramadaan Kariim
Ramadaan Kariim

Bismillah waxan jeclahay in aan dhamaan caalamu al islaami aan inta kasalaamo

Anoo uku bishaarenayo bishaan sharafta iyo maamusta leh ee ramadaan

?eN?

Waxan ugu Horeentii leeyahay Asalamu caleykum.

Salaan kadib walaalayal bishaan waa bil aad iyo aad u maamuusan alla subxana

Watacalaa mamuusay larabo in an u gudanao wajibka la inasaaray oo alla subxana

Watacalaa nasaaray iyadoo hadana illaah naku amaanay in aynu nahay dad ka uku kheyrka Badan ee lasoo saaray aduunyadaan.

amaantaas ayuu illah naku galadeestay abaalkaa Isakaa ahna waa mid hanoow yowmul bacthika nala weydiin doono, walaala heyka Islamka ahooow alla subxana watacaa waxuu idinka xarimay ka fokaada Waxuu idin farayna sameeyay. Waxaan ka mid ah bishaan barakeesan ee ramadaan.

Oo ah wajib nalasaray sidii loku waajibiyay umadihi naka horeeyay siduu alla subxana watacalaa uu ukuyidhi kitaabkiisa quraan ka ah

Maraka sidaas daraadeed waa in aan iska ilaalinaa waxa uu alla nooku caroonaya

Ana suubinaa waxyalaha aan ku raaligalineyno alle subxana watacaala.

Bishaan ramadaan waa bil aad u barakeesan waa bil alle uu tilmaamay

In ey tahay bil uu asika leeyahay adoomankiisuna uu sigaar ah uka abaal

Marindoono. allahu akbar .run tii waa bil aad iyo aad u qaali ah.

Saas aan wada ogsoonaanu aan wada dadaalno insha allah illah waanaka awaal marinyaa

Abaal marina ad u qaali ah insha allah waxaan noqon doonaa dadka ka galidoona

Janada babul rayaaan,insha allah.


8b95 Ramadaan Luv Kariim  

Prepared: Mohamed Abdi Farah {shirwac}

E-mail: Shirwac82@hotmail.com

3 thoughts on “رمضان كريم Ramadaan waa Bil Qiimo badan

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s