Xaasaska aduunka


Xaasaska aduunka

Waa Sidee Xaalada Xaasaska
Tii shalay , maanta iyo xaaladaha laga filan karo bari
Arin muhiim ah for singles and dhamaan wixii xaas leh
Sii Akhri oo daawo sawiro ka hadlaaya xaaladaha xaasaska aduunka

Runtii markaan su’aashaan banaanka soo dhigo waxaan filaa in ay dad badan yaabi doonaan balse taa ayaa waxa ugu dari lahaa in ay somalidu horey u tiri
” wax la sheego wax la shuhuudaa ka roon ” marka sawiradan aan cadeenta camal u wato bal fiiri oo fahan xaalada xaasaska ay ku jireen shalay , iyo tan maanta ay ku jiraan , sidoo kale tan barito la filaayo in ay noqoto

Inkastoo aniga aan Single ahay waxaan dhihi lahaa dhamaan Single iyo xaaskii lehba waa ay khuseesaa ka bogo sawiradaan ……..

 

Click Here To Join

 Awal markii hore Raga waxa ay si aan caadi eheen ugu talin jireen xaasaska ayagoo xataa afar afar u qaba ayay qeelo dil iyo buuq ku qabi jireen , Somalia oo kaliya maaha ee wadamo badan ayay saas ka jirtey 

 

Click Here To Join

  Xiligaan hada la joogo aduunyo waa ay si badashay waxaana la marayaa ninkii halkoo naag qaba xataa in ay ayada u taliso qeylo buuq iyo balaayo isugu darto ,… markii laga reebo kuwa yar oo ilaahay u naxariistay oo baari u ah odayaashooda

 

Click Here To Join

 

Balse maxaa la filaa in mustaqbalka ay noqoto xaalada xaasaska ?
Xaasaskaheer waxa ay gaari doonaan ay si aan caadi eheen ugu taliyaan raga ayagoo ay macquul tahay raga in ay cuntada soo kariyaan La arki doonaa ..

Click Here To Join

Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

By: Ahmed Cabdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

|::|–> Kadiye Sxb ka kaliya ee aad ku leedahay Internetka <–|::| 

 

 

 

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s