Dafo xayawaan meel kasta jooga !!


Dafo

Dafo

Su’aal gaaban …. Waligaa dafo ma aragtey mise sheeko dafo ku saabsan ma maqshay ..?
Dafada se xageed u maleenee in ay ku nooshahay Somalia oo kaliyaa mise aduunka oo dhan .. Sawiradaan cajiib ah Daawo

Dafo markii laga hadlaayo dadka yaqaana waxa ay soo xasuustaan xayawaan shimbir ah oo gabdhaha iyo caruurta Somalia jooga balse waxaan idiin hayaa sawiro sheeko ah oo ku tusinaaya dafada dhibka ay ku heyso gabdhaha in uu san ku ekeen kan Somalia ee uu aduunka oo dhan ka jiro Daawo Sawirada Hoos ka muuqda

 

Naag wax cuneesa oo tartiib usocota

Naag wax cuneesa oo tartiib usocota

 

Nasiib xumo Dafo ayaa Hunguri waxa uu ka galay naagtaan waxa ay cuneeso

Nasiib xumo Dafo ayaa Hunguri waxa uu ka galay naagtaan waxa ay cuneeso

 

Miskiin dafadii si aan caadi eheen ayay naagta oga naxsatay

Miskiin dafadii si aan caadi eheen ayay naagta oga naxsatay

 

Oh ! dafadii waxa ay rabtay waxa uu ku dhici rabaa dhulka !! Naagtiina aad ayay u naxday ..!

Oh ! dafadii waxa ay rabtay waxa uu ku dhici rabaa dhulka !! Naagtiina aad ayay u naxday ..!

 

Wow babababa Dhul ma dhicin , dhul madhicin kawaran afkaaba lagu heestaa , dafada gacan dheer ayaan u taagay

Wow babababa Dhul ma dhicin , dhul madhicin kawaran afkaaba lagu heestaa , dafada gacan dheer ayaan u taagay

 

Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

 

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk
E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

3 thoughts on “Dafo xayawaan meel kasta jooga !!

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s