Cilmi Baaris Cajiib ah !!


Cayaartoo Chinesse ah

Cayaartoo Chinesse ah

 
Maxaa Sababay in ay China ku guuleesato inta ugu badan ee Medalska olympicada ??
Maxayse tahay waxa keenay in dadka Chinesse ka ah Rag iyo dumarba in ay yihiin dad aad u tababaran??

Dadka iyo dalka China ayaa waxaa lagu yaqaanaa farsamo iyo japan khaasatan marka aad aragto aktar ama dad Chinesse oo flim jilaaya waxa aad ula yaabeesaa sida aan caadiga eheen oo ay u feertamaan ama kackacaan
Marka cilmi baaris dheer oo arinkaa lagu sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday in dhib weyn oo ay maraan dadka China marka ay yaryaryihiin iyo tababar xad dhaaf ah oo ay qaataan uu ka dhigay in ay ku naaloodaa khibradaas ah in ay noqdaan dad dhinacyo badan ku sareeya sida dhinacyada Japanka , iyo cayaaraha . waxaana la dhihi karaa taasi ayaa sababtay in ay china ku guuleesato medalska olympicada inta ugu badan
Daawo qaar kamdi ah Sawiro ku tusinaaya Dadaalka dadka China ay ugaleen in ay noqdaan dad aad u tababaran

 

 

 

 

 

Caruur Chinesse ah oo tababaraneesa

Gabar yar oo tababar aan caadi eheen qaadaneesa

Wiil yar oo dhabarka looga fadhiyo ( tababar xad-dhaaf ah )

 

Marka waxaan filaa in aad fahantay waxa ka dambeeya waxa sababay in china ay ku guuleesato medalska ugu badan ee Olympicada 2008

Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

By: Ahmed Cabdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

|::|–> Kadiye Sxb ka kaliya ee aad ku leedahay Internetka <–|::|

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s