Dalxiisihii Dhintay


Dalxiisihii dhintay

Dalxiisihii

   Sawirka meeshaan saran ayaa ah sawir ay aad iyo u garanayaan in badan oo Internetka isticmaasha

 

 

 

Dalxiisihii dhintay oo saaran mid kamid ah daaraha aduunka inta aysan qarxin ka hor

Dalxiisihii dhintay oo saaran mid kamid ah daaraha aduunka inta aysan qarxin ka hor

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Marka aad eegto sawirka waxaad arkeesaa ninkaan oo ay gadaashisa soo socoto diyaarad

Diyaaradaas maaha diyaarad kale waa mid kamid ah diyaaradihii 11 September 2001 qarxiyay labada daar ee ganacsiga aduunka

Ninkaan ayaa waxa uu xiligaas joogay wadankaasi mareykanka si dalxiis ah khaasatan maalintaa waxa uu saarnaa mid kamid ah daarahaas

Qaraxyadaas kadib dadka aduunka waxa ay hadal heyntooda ugu weyn saarayeen Usama iyo Bush iyo wixii maalintaa dhacay

Balse mar kaliya ayaa waxa soo baxay Sawirkaan kaasoo ay isu soo direen dad badan oo isticmaasha internetka

Markiisii horena sawirkaan waxa soo shaac bixiyay dad sameesteen web ay ugu magic dareen http://www.touristofdeath.com dalxiisihii dhintay

Waana sawirka kaliya ee laga haayo ninkaas

Dadka qaar ayaa waxa ay sheegayaan ninkaan inuu dhashay wadanka Hungry uuna yahay 25 years old magciisuna yahay peter

waxa ay dadka internetka u heestaan ninkaan in uu yahay nin marqaati ka ah wixii dhacay 11 september 2001

Malaayiin qofood oo ah dadka isticmaala internetka ayaa waxa ay isku soo direen sawirkaan

marka waxaan dhihi karnaa dalxiisihii dhintay waxa uu caan noqday markii uu aduunka ka tagay

Sawirada kale ee ninkaan oo la buunbuuniyay waxaa ka mid ah

 

 

 

 

 

 

 Axmed Cabdullahi Axmed Kadiye

 

By: ahmed abdullahi ahmed kadiye

e-mail: axmed_kadiye@hotmail.com

Madaxa webka somaliaction.tk

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s