Nin shiinees ah oo lasiiyay aqoonsiga ninka ugu dheer aduunka


Ninka ugu dheer aduunka

Ninka ugu dheer aduunka

New York. Quburo ka socotay kuwa diiwaan geliya mucjisooyinka adduunka ayaa la sheegayaa inay mar kale dib ugu soo celiyeen aqoonsigiisa nin Chinese ah, kaasoo iminka la sheegayo in loo aqoonsaday inuu yahay ninka caalamka ugu dheer ka dib markii uu diiday in la cabiro nin Ukrainian ah in la cabiro

Ninka Chineese-ka ah oo lagu magacaabo Bao ayaa markii la cabiray dhirirkiisa waxaa lagu sheegay 7 feet, 8.95 inches, (2.36 metres).
Stadnky oo ah ninka kale Ukrainian-ka ahaa oo ilaa iyo 2004-tii laga codsanayay in uu Britain u duulo si halkaasi loogu cabiro ayaa Reuters u sheegay inuusan doonaynin in noloshiisa la qaso, uuna doorbidayo inuu ku noolaado nolol caadi ah isagoo la joogaya hooyadiis.
 
Hadaba, waxay arrintani qasabtay muddo dheer ka bacdi in haatan aqoonsi buuxo la siiyo ninka Shiineeska ah ee la yiraahdo Bao.

Sidoo kale ninkaani dunida ugu dheer ayaa guursaday isagoo 54jir ah wuxuuna guursaday sida aad sawirkaba ka arkayso gabar aad ugu gaaban.

 

 

 Wariye c/raxmaan jaamac heelos

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s