Mucaashaqiinta Bollywoodka


Mucaashaqiinta Bollywoodka

Mucaashaqiinta Bollywoodka

Bollywood ama shirkada Aflaanta hindiga sameesa waxa ay soo bandhigaan badanaaba aflaan jaceyl ah marka ayaga bal jaceylka dhexdooda waa sidee ???
waxaa jira qaar kamid ah aktarda bollywood ka in ay yihiin mataano jaceyl qaar kalena sxb ay yihii ….


Mucaashaqiinta Bollywoodka
Bollywood aabayaasha iyo hooyooyinka jaceylka …. dadka aad ka u buubuuniya sheekooyinka jaceylka ah….. taageerayaasha jaceylka intaas oo maahmaah waxaa iska leh shirkada weyn ee aflaanta hindiga sameesa ee Bollywood .
Marka ma jiraa jaceyl aktarada dhaxdooda ah ??
Jawaabta halkan kaga bogo

 

 
for more -  join group =>>
 
– Priyanka Chopra and Harman Baweja –
Waa saaxiibo aad isugu fiican waxaana horyaala wada dheer si ay jaceyl u aasaasi lahaayeen
 
 
for more -  join group =>>
 
– Akshay Kumar and Twinkle Khanna –
waa laba qof oo is jecel nasiibna u yeesheen in ay is aroosaan
 
for more -  join group =>>
 
– Kajol and Ajay Devgan –
Labada kamid ah mtaanayaasha jaceylka ee Hindiya
for more -  join group =>>
 
– Bipasha Basu and John Abraham –
Xirri fog iyo sxb nimo adag oo ka dhaxeesa labadaan aktar ayaa waxa ay sababtay in ay dadka dhan ku far fiiqaan kana faaloodaan jaceylka labadaan aktar
 
for more -  join group =>>
 
– Katrina Kaif and Salman Khan –
Jaceyl si fudud ku imaaday oo u dhaxeeya Salman iyo Katrina
for more -  join group =>>
 
– Deepika Padukone and Yuvraj Singh –
Kama mid aha aktarada layaqaano ee Bollywoodka laakiinse jaceylkooda ayaa waxa uu ka dhigayaa caan…!
 
for more -  join group =>>
 
– Preity Zinta and Ness Wadia –
Quruxleyda caanka ah ee Preity Zinta iyo diroctarka caanka ah ee Ness Wadia oo ayagana is jecel
 
for more -  join group =>>
 
– Abhishek Bachchan and Aishwarya Rai Bachchan –
Aish warya oo ah boqorada quruxda iyo jaceylkeeda ahna ninka guursaday ee Abhishek
 
 
for more -  join group =>>
 
– Saif Ali Khan and Kareena Kapoor –
Kareena Kapoor iyo shahid kapoor oo ahaa jaceyl wadaag ayaan horey u ogeen balse hada waxaa imatay sxb nimo aad u dheer oo ka dhexeesa Kareena iyo Siaf Ali Khan ,,,,, Su’aasha ayaa ah yaa ku guuleesan doona quruxleedaan Kareena..
 
…………. 

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye 

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail : Axmed_kadiye@hotmail.com

 

9 thoughts on “Mucaashaqiinta Bollywoodka

  1. wey fican tahay iin la soo bandhigo mucashaqinta
    hindida lakin waxan ka si jec lan laha in kuba soomalida ayagana la soo ban dhigo

  2. Wow! Wan idin salamay dhaman bahda diyarisay shekoyinka ama tarikhaha bolwoodka waxan jeclahay acter ama acteradkasta o rer india inan ogado tarikhdoda
    hase ahate sifudud o fahfahsan ayan kuhela
    thanx bahda barnamijka dadihasa gar ahan ahmed kadiye thank you for ur hardwork mr kadiye

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s