waa maxay Hi5 maxaase loo isticmaalaa ??


www.Hi5.com
www.Hi5.com

Website ka Hi5.com waa website loogu talo galay isbarsho iyo sxb nimo

Hi5.com waa website ku baahay dunida oo dhan waxaana isticmaala dhamaan dhalinta da’da yar ee ku kala noll qaaradaha aduunka

 
 

Hi5.com waxa uu kuu ogalyahay in aad ka dhex sameesato Acount ( Cinwaan ) e-mail camal ah oo wax laguugu soo diri karo adna aad wax kadiri kartid sidoo kale Hi5.com waxa uu kuu ogalyahay in aad sawiradaada ku keedsato isla webka Hi5 ka share gareesana si ay u wada daawadaan dhamaan dadka isticmaala Hi5 ka

 

Hi5 ka waxa aad ka abuuran kartaa Blog kazoo ah magacaaga.hi5.com oo aad kusoo bandhigi kartid wax allele wixii aad jeceshahay sida :

 

Music , Videos , Sawiro iyo wax allaale wixii noocyadaas oo kale ah

 

Hi5 ka waxaad ka heli kartaa asxaab kala duwan oo aduunka ku kala nool Somali iyo ajaaniba

 

Hi5 ka hadii aad gabar tahay oo aad raadineeso wiilal aad la saaxiibto ama shukaansato si fudud ayaad ku heli kartaa sawiradooda iyo informationadooda wadan waliba oo ay joogaanba sidoo kale hadii aad wiil tahayne

 

Hi5.com Sameesitaankiisa waa Easy waxa lagu doortayne waa asxaabta kala duwan ee meesha lagu baran karo

 

Hi5.com intaa kuma koobna ee waxa uu leeyahay waxyaabo badan oo aanan halkaan kusoo koobi Karin

 

Si aad u sameesato hi5 booqo websit ka www.hi5.com

 

Ama riix halkaan

 

 

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye 

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail : Axmed_kadiye@hotmail.com

 

 

3 thoughts on “waa maxay Hi5 maxaase loo isticmaalaa ??

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s