Sidee video ku jira Youtube.com aan Computer ka ugu Download gareesan karaa


Youtube.com

Youtube.com

 

Sidee video ku jira Youtube.com aan Computer ka ugu Download gareesan karaa

 

You tube waa web Video yada lagu upload gareeyo sidoo kalena laga daawado

You tube waxa aad ka heli kartaa Video walba  aad rabto si fududna waad ku daawan kartaa

 

 

 

 

 

 

 

Marka su’aasha taagan ayaa ah hadii aan Video youtube.com ku jiraa aan daawado kana helo side iigu fudud ayaan videogaas ugu shuban karaa computerkeega

 

Tani waa Su’aal uu isweydiiyo qof waliba oo ka hela video macluumaad balaaran xambaarsan

 

Marka wadada ugu ayaa ah tan aan hada meeshaan kuugu soo bandhigeyno tasoo kuu sahleesa adigoo isticmaalin wax barnaamij ah in aad Video ga Computerkaaga kusoo Download gareeso

 

1-   Booqo Website ka ah http://www.vixy.net

2-    Kadibna meesha banana ku qor Url ka file ka aad rabto eek u jira youtube
Tusaale : http://youtube.com/watch?v=J7JmsMMIR4Y  

3-  

Kadibna halkaas ka dooro video ga nooca aad dooneeso in lagaaga dhigo

Sida hadii aad rabto video Computerka aad ku daawato dooro .AVI
Hadii aad rabto inaad ku shubto Ipod dooro .MP4
Hadii aad rabto in aad ku shubto Mobile dooro .3GP
Hadii aad rabto in aad ka dhigto dhageesi dooro .MP3

 

4-  

Kadibna Start Click kusii

 

Ku raaxeeso barnaamijkaas fudud ee youtube videos ka Computerka loogu shuban karo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s