Olympic Games ka aduunka kawaran fikrad ahaan maxaa ka dhiman


Olympic Games

Olympic Games

Maxaad is leedahay Olympic Gameska waa ay ka dhiman yihiin oo hadii lagu dari lahaa xiiso weyn ayay u yeeli laheed
waxaan halkaan kuugu soo bandhigeenaa sawiro ka hadlaaya waxyaabo badan oo ka maqan Olympic games ka kuwaasoo xiiso weyn u yeeli lahaayeen bal daawo sawiradan
Hawada Sare oo la isku feeri lahaa kawaran

Hawada Sare oo la isku feeri lahaa kawaran

Cayaartooda barafka hadii lagu liish baran lahaa kawaran ??

Cayaartooda barafka hadii lagu liish baran lahaa kawaran ??

Oradyahanada Hadii gawaari lagu bursan lahaa kawaran ??

Oradyahanada Hadii gawaari lagu bursan lahaa kawaran ??

Cayaaraha Dagaalka ahna Shabell hadii lasoo galin lahaa kawaran ??

Cayaaraha Dagaalka ahna Shabell hadii lasoo galin lahaa kawaran ??

Bambo hadii loo dhiibi lahaa oradyahanada kawaran ??

Bambo hadii loo dhiibi lahaa oradyahanada kawaran ??

Shabaq silig ah hadii ka booda la dhihi lahaa kawaran cayaartooda bootinta

Shabaq silig ah hadii ka booda la dhihi lahaa kawaran cayaartooda bootinta

Tan kawaran sidaan hadii lagu sameyn lahaa cayaaryahanada bacaadka kusoo booda

Tan kawaran sidaan hadii lagu sameyn lahaa cayaaryahanada bacaadka kusoo booda

Sxb Aniga waxaan aamin sanahay intaa oo dhan hadii lasameyn lahaa in ay cayaaraha aduunka ay xiiso gaar ah lahaan lahaa yeen
Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

By : Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka Somaliaction.tk

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s