Funtime :: Sawiro aad aragtidooda ku qosli doontid..


Dameer Dhalinyaro ah oo Faraxsan


Sawiro midba midka kale ka qosol badan yahay oo aad la dhici doonto ka bilaaw dameerkaan da’da yar ee quruxda badan baashaal sxb oo daawo sawiradaas
 
 
 
 
 
 
 
 
Dameerkaan waxaan ku casuunay inaan webka galino asigoo codsi e-mail ah noo soo diray kkkkkkkkkk Sweat_baabaa12@hotmail.com dameerkaan oo ka tagay xaafada kaaraan ayaa hada tahriib waxa uu ku galay wadan ka italy waxa uuna usii gudbay Sweden waa dameer kaftan badan dameerkaan ayaa hada waxa uu qaataa Ceyr xad dhaaf ah waxa uuna gatay T……… Mobile please u sacbi hal mar Dameerkaan waxaa awal ka qarxay borosiis uu ku gali lahaa U.S.A kadib markii laga qaaday DNA dameerkaan ayaa waxa ku mehersan gabar kikuunyo ah waxa uuna meher saday markii uu Nairobi joogi jiray magaciisii hore oo ahaa xuudi waa uu iska badalay oo hada waxa uu la baxay Baabaa mar walibana Online waaye ( By. A kadiye )
Laakiin geel ha u maleyn Dameer waaye kan……
Quruxleydan show meel ay ka gaartay madaxa ayay toban qof u dhiibatay
Kaalay kan waaba ka shakiyee cirka muu gali rabaa
Fiir walaalayaaloow waa idin baryaa yaanyuurtaan miskiinta ah badbaadiya
waa la silcinooyaa .. kawaran hee
Fiiri wax day yaanyyurtaan Jeenis ayay soo xaday
Fiiri hala yaabin meesha oo dhan oo ay bisad qabsatay micnaha … bisada hadaan soo galin eey maan soo galin lahaa the Answer is no so that u dulqaado yaanyuuraha meeshaan ka buuxa thanks
Sxb hadii aad ciyaal suuq maqasho daanyeer lee soo xasuuso thanks
Maxaa Lo’ maa labaashiyeenaa hadana waa aduunyo baashaal miiran ah
Saqajaanimo aan caadi eheen laba eey ayay ………….. iska fahan hee ..
Cashir Af-somali in loo dhig ayay ku fiicnaan lahaayeen
Sawiro kale oo qatar ah hadii aad noo heyso noogu soo dir E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com
Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye
Madaxa Webka SomaliAction.tk

4 thoughts on “Funtime :: Sawiro aad aragtidooda ku qosli doontid..

  1. hahahah Sxb kawaran Sawiradaan maka hesheyne

    Ayagoo badana waan idiin hayaa SomaliAction.tk ugu imaaw dhamaan waxa ay xiiseeyaan dhalinyarada

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s