Lix Caruur ah oo Halmar ku Dhashay Manama Bahrein


 

Boqortooyada Baxreyn oo ah dalka ugu yar dhul ahaan dalalka islaamka ayaa markii labaad waxaa gabar u dhalatay inta la ogyahay dhashay 6 mataano oo kala ah 3 wiil iyo 3 gabdhood.

Doctoresso Amaal Xasaani oo ah madaxa qeybta domarka iyo dhalmada ee isbitaalka Alsalmaaniyah ayaa sheegtay in gabadha dhashay 6da mataano lagu sameeyey qalniin qaatay 35 daqiiqo, miisaanka carruurtana ay gaarayso inta u dhexeysa 460Gm ilaa 620Gm .

Docotoresso Xasaani waxa ay intaas ku dartay in xaaladda caafimaad ee carruurta mataanaha ee ku dhashay 6bilood in ay wanaagsantahay .

Gabadhaan dhashay 6da mataanaha ah ayaa da’deeda lagu sheegay 20 jir iyadoo ay la sheegay in xaaladeeda ay la socdeen dhaqaatiir gaar ah oo ka howlgasha isbitaalka Alsalmaaniya ee ku yaal dalka Baxreyn gaar ahaan magaala madaxda dalkaas Manaama.

Tani ayaa noqonaysa markii labaad gabar u dhalatay dalkaas Baxreyn ay dhasho mataano tiradaas gaaraya.

 

 

One thought on “Lix Caruur ah oo Halmar ku Dhashay Manama Bahrein

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s