Dowladda Japan oo soo saartay baabuur ku soconaya biyo



Baabuurka loogu Talo galay in uu biyaha ku socdo

Shirkad Laga leeyahay wadan ka Japan oo Soo Bandhigtay Gaari Ku soconaya Biyo

Tokyo :- Shirkad laga leeyahay dalka Japan oo lagu magacaabo Genepax ayaa soo bandhigtay gaari cusub oo nku shaqeenaya biyaha,halkii uu ku shaqeyn lahaa shidaal, taas oo qeyb ka ah xalinta mushaakilka kadhashay kororka ku yimid scirka naaftada.Baabuurkaan ayaa ah mid u baahan oo keliya liter biya ah noocuu doono ha ahadee biyaha webiga , biyaha badda iyo biyaha Roobka xitaa shaaha Japaneska si uu u socdo 80 km saacadii.

Markii lagu shubo haanta biyaha ee ku taal qeybta dambe biyo 1 liter ah islamrkiba matoorka ayaa kadhalinya awood koronto oo dhaqaajisa qeybta korontada ee gaariga.

Kiyooshi Herasawa oo ah madaxa fulinta shirkadda Genepax ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay in xayeysiis loo sameeyo gaarigiisa kahor inta uu furmin shir madaxeedka ururka dowladaha la isku yiraahdo G8 oo kafurmi doono magaalada Hokaydo ee dalka Japan.

Shirkada ayaa ku rajo weyn in ay iskaashi la sameeyso shirkadaha kale ee japaneska ah ee sameeya gawaarida si loo adeegsado farsamada mustaqbalka dhow.

 

 

photo

Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka Somali Action

E-mail: Axmed_kadiye@hotmail.com

www.SomaliAction.tk

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s