Sawiro Jaceyl oo Dhaqdhaqaaq leh


Jaceyl

Jaceyl

Sawiro Jaceyl oo dhaqdhaqaaq leh aadna umacaan
Udirso qof ka ad jeceshahay

رومانسيه الصور المتحركه ….



هذه الصورة تم تصغيرها تلقائيا . إضغط على هذا الشريط هنا لعرض الصورة بكامل حجمها . أبعاد الصورة الأصلية 700×501 وحجمها 182 كيلو بايت .

هذه الصورة تم تصغيرها تلقائيا . إضغط على هذا الشريط هنا لعرض الصورة بكامل حجمها . أبعاد الصورة الأصلية 637×450 وحجمها 155 كيلو بايت .

هذه الصورة تم تصغيرها تلقائيا . إضغط على هذا الشريط هنا لعرض الصورة بكامل حجمها . أبعاد الصورة الأصلية 630×420 وحجمها 188 كيلو بايت .

هذه الصورة تم تصغيرها تلقائيا . إضغط على هذا الشريط هنا لعرض الصورة بكامل حجمها . أبعاد الصورة الأصلية 650×436 وحجمها 185 كيلو بايت .

  هذه الصورة تم تصغيرها تلقائيا . إضغط على هذا الشريط هنا لعرض الصورة بكامل حجمها . أبعاد الصورة الأصلية 657×450 وحجمها 175 كيلو بايت .

By: Ahmed Abdullahi Ahmed Kadiye

Madaxa Webka SomaliAction.tk

E-mail: Ax,med_kadiye@hotmail.com

About these ads

109 thoughts on “Sawiro Jaceyl oo Dhaqdhaqaaq leh

  1. Hestan oo ah hes an ad ujeclahay ayan manta jeclaystay inan kadiye u soo ban dhigo
    sida hogasha roobkaa
    ama hilaac guyoo da.ay
    hooban bislatiyo
    haro wada biyaysan
    oo lagu hayamoo
    hubaal sahankii uu raray
    wuxuu sii hitiqiyaba
    hada halacsi loo jiro
    habooney naftaydan
    hiigsi baad ku noqotoo
    adaa ii hiraaayee
    hadaad diido hadalkayga
    haben wacan nasiib kayga
    halkaygan ku sugayaa
    hanfiyo kulaylbaa
    isku kay hareeyo
    sida howtul hamagaa
    hibaaq iiga baxayaa
    hadaan haysto taladaa
    hiboy kama hiishen
    kuu hooda sheegte
    hawayn haygu noqonine
    waxaa hiilay noqon laaa
    halistiyo dhibkan qabo
    adoo iga horjoogsada
    hadaad dido hadalkayga
    haben wacan nasibkayga
    halkaygan ku sugayaa
    hanaanka iyo qurxdan
    hibooy kugu jeclado
    hablahad u si dataa
    haybadyo asluubte
    ku hamiyay dartayo
    haben socod ku washoo
    waxan heedadaaba
    hawadaa sareete
    hadaad dido hadalkayga
    haben wacan nasibkay
    halkaygan ku sugayaa….

  2. Faysal thanks sxb sare

    waan kaaga mahadcelineenaa sida qiimaha badan ee aad noogu soo diyaarisay heestaaa sxb thanks markale

    Waa Axmed Kadiye oo kuleh ramadaan kariim

  3. MARKA HORE DHAMAAN WAAN SALAAMAYAA BAHDA WABSIT-KA SLN KADIB WAXAAN KA MID AHAY BAHADA XIISAYSA ARIMAHA JACAYLKA WEB-KA WAXAAN UGA MAHAD CELINAYAA SIDA WANAAGSAN EE UU U HORMARINAYO JACAYLKA WAXAAN IDINKU BOORINAYAA IN AAD SII LABA JIBAARTAAN KA HADALKA ARIMAHA JACAYLKA. WAXAAN KU SUGANAHAY SANCA-YEMAN.

  4. waxa aan joogaa walaala yaal wadan ka holand waxa aan a aan doonayaa in aan idin la soo xidhoodho ma ku faraxsan ithiin

  5. dhamaan bahda qaabilsan webkan waxaan si khaas ah u salaamayaa intaa kadib saxiibayaal anigu waan ku faraxsanahay webkan cusub waxaanaan xiiseeyaa qaybaha jacaylka waxaanaan joogaa OTAAWA CANADA

  6. ascw marahore axaan ahay nin wax jecel lana jecelyahay waan doondooni jiray meel sidanookale jacalka laga helo waanad kumahad santii bahda websaid kan aad ayaan idiinku mahad maqayaa wl anigoo ku nool sacudi arabiya waxaanan jecelahay ii erayo jacal ah aan halkan ka idhado wl dabacsanida hadalkiyoo daganaantu inanyahay wa waxa dareenkiyoo nafta damaca galiyee kaga doortay qayrkaa dugsi dhaxanta celi yiyoo dawadaydaa ii tahay adigoo daldheerjiraan halkan kaa dereemaa hodoy wan ku jeceleeeeeeeeee I LOVE TOO MACH HHHHHHHHHHHHHOOOOOOOOOOOOOODDDDDDDDDDDDOOOOOOOOOOOOO

  7. sxb yaal waan idin salaamay sidaad udhan tihiin dhab ahaana nolosha layaab malahan jaceylkuna ceebmalahan naftuna eedmalahan maxaayeelay aniga waxaan jeclaa gabar laakiin jaceyl keyga wuxuu naqday jaceylku macalafbaa mise waadooq taasina layaab malahan aniga aad iijeedaan nolosha waxaan kadoortay halgabar balse iyada maeysan noqon waxgarad aduun kaan waxaad arkeysaa adigoo faraxsan isla markaana qashuucsan run ahaana aniga nolosheyda iyo farxadeyda waxey kuxirneyd gabadhaa sxba yaal yaan war idinku daalin waxaan idin leeyahay qofwalbow wax jeclaado asigoon kafiisan yuusan guda galin jaceyl maxaa yeelay waxaa laga yaabaa jaceylka inuu kusaameeyo dhab ahaana waan idin soo gudbin doonaa qisadeyda oodhabta ah iyo holaca jaceylka aniga ihalaagay pyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee noole imaan

  8. waan idin salaamey dhamaantiin meesha maxaa lagu hayaa mise sheeko waa ka dhamaatey meesha hala shido aniga waxaan joogaa dalka ciraaq caasimada baqdaad waxaana joogaa muda 13 sanadood intii uu wadanka haystey zadaam xuseen markii uu bur burey taliskii zadaam meeshii aan u qixi lahaay soomaliya ayada qudheeda ayaaba laga qaxooyaaa
    marka soomali meel kasta oo ay joogto alle ha ku dhowro

  9. run ahantii noloshu waa dhalanteed jeceylkuna waa dhab calafkuna waa halkiiisee
    sanadku markuu ahaa 2005 ayaa waxaa isoo martay qiso jeceyl oo aad u xanuun badan hadan yara idinka xasuusiyo waxaa n ku noolaa magalada muqdisho qasatan xaafada xamar jadiid
    waxana xiriir wadag ahayen gabar markaas aan isku xaafad ahayen oo hada aanan jecleyn inaan halkaan ku xuso magaceeda balse wax walba ha ahatee nooma suura gelin inaan nolol ayatiin wacan aan wadagno waxana u sabab ahaa inaan isweyno aniga oo dalka kasoo tegay ka gadaal waxaan kawada xariiri jirany netka oo aan weli kasii wadanay hasawaha wax sheekada isku sii dhiibnaba waxaan maqlay in la aroosay ooo ay hada noqotay marwo ninkale ooridiis ah
    anigase weli waxaan uhaystaa inaan mar un nolol wadagi doono aysana jirin gabar ka qurxoon oo hada aduunyada ku nool ileen nin waliba hablaha miduuu ka helo buuu hodan kuu shegaaye anigana gabdhas ayaa degtay dhamaanw wax yaha jirkayga waana dhacdo runtii dhamaan maskaxdayda ku beertay qiso layaab leh
    akhyarey waxana idinku dhaafay caafimaad &dalkena oo ilaah nabad nooga dhigo waa tala ilaah leayhay oo aan laga tilabayne

    • sxb illaehy haku siiyo bedel khair leh… marka xigo waxad ku sabirta qadarta wayo illahey aya sida qoray cid wax ka badeli kartana ma jirto…
      Haweenka / Dumarka si kasto oo ad xiriir u leedihin ama ad u jeceshahay. hadii rabbi ku qorin il ma saareysid, mida kale qofkasto oo ad xiriir yeelatan macnaheeda ma ahan inad guursato waxaa jaceylka iyo rabitaanka ka weyn (Qatarta rabbi) iyo calafka. marka intaa ku daa adiga iyo inta kula midka ahna rabbi ha idin siiyo badel kheyr leh…

      jaceylka – marna waa farxad marna waa murugo marna waa ciil marna waa calol xumo imisa qof oo wax jecel ayaa is hantay imisaa is weysay imisaa iminka wadda dhamaya macaanka iyo farxadda jaceylka inta ku guuleysatay rabbi ayaa la garab galay inta harsana illahey ha u saqiro kuwo ku guul dareystayna bedel kheyr leh…….

      weli ma maqashay xigmad / hees ama oraah runta kuu sheegta adiga oo an waxba weydiinin bal suugaanta iyo heesaha qaar mar mar dhageyso oo maqal heesaha jaceylka….

      Risiq Eebe kuu diiday kaa durugsanaaa…
      Nimuu duunyo siinaayo deeqi u dhowaa…..

      sow ma cadda in illahey uusan kuu qorin.. cid kale ay calfatay. nasiib wacan bro. illahey haku samirsiiyo qalbigaagan illahey ha dajiyo waan hubaa in xiligaan aad ka gudubtay haraatida iyo hagardaamadda jaceylkaaga lkn illahey hakugu guuleeyo mid kheyr badan oo aad nolosha la wadaagto…. amin

      Eng. yahya. Sharif
      Mohaisany@hotmail.com

  10. salaan sere dhamaan qasadan waxaan salaamayaa bahta webka run ahaantii waxaan aad uxiiseeya webkan waxaan ahay ruux an jaceyl somarin hatana daneeya qisooyinka heesaha geeraarada sheegooyinka jaceilka run ahaan anigoon dhexmaushaaxin bad weenta caashaqa hatana waan aamin sanahay inuu jiro jaceyl waana aamin sanahay qasatan waxaan kacod sanayaa kalaay inuu noo soogudbiyo qisadiisa oo dhamestiran mahad sanid

  11. sxb yaal waan idin salaamay sidaada udhantihiin
    sxba yaal aniga dhab ahaan waan arkay dhiwaato jaceyl iyo rafaadka nolosha taasina waxaa cadeen u ah qofka insaanka ah wax wuu jeclaadaa laakiin jaceylku waa riyo dhab ahaana waxaad ogaan kartaa markaad aragto dhiwaato jaceyl sidaa iyo nawad galyo dhalan yaro waxaan idin haayaa qiso dhab ah ku dhacday noole

  12. waan idin salaamay dhalin yaroow salaan kadib waxaad iga heli kartaan cinwaankan cidii i taqaano byy

  13. as/c dhaman aqyarta wan idin salamay aaniga maceyga mesha ayan ku so shegay miida kale faysal diyeb heysta aad mesha ku so qortay aad iyo aad aye ii qira galisay wan jecahay dhab ahaanti ee waxan ku leyahay thanks teda kale weebmaster ka wan ku salamay adigana waxan uu bahanahay asxab aan yesho gabdho iyo wiil qofki gabar carab ah oo dabecad leeh ino barto saxibtinimo cadi ah micnaha walatinimo wax kale kama wado just freands only waxan jeclahay dhalinta somaliyed inan barto wakane-mail keyga yamaniyah2019@hotmail.com ILOVE SOMALIA ????????? SOMALIA NABADOW

    • walaal dhamaan waan idin salaamay salaan ka diba
      waan idiinmahad celinayaa dhamaan iyo daawadayaasha websitekana
      walaall jeceylka maaha wax cayaar ah mana ka warami karo qf kastaa laakiin waxaa ka waranmi karo oo kaliya qof uu saameeyey amba ku dhacey .
      waaa qeybta ugu muhiimsan nolosha qofka bini aadamka ah waxaan maleynayaa inaan noo laan karin jeceyl la,aanti sabatu waan ku dhalanay ,ku korney hadana waan sugaynaaa

  14. waxaan u tacsiyaynayaa ninka la magac baxay nole waa hussien uman sorry waan ka xumahay qalbigaaga in aad saa uajabiso waayo nolosho kuma xina hal qof runta waxay tahay in jacayl aad qaali u yahay lakiin yuu uyahay waxaan filayaa in uu uyahay dadka wax bartay ama aqoonta leh waxaan oran karaa qof aan aqoon lahayn jacayl waxba kama oga ee wuxuu ladarisyahay aqoonta waxaan filaya hadii ad lahaan lahayeen dadka oo dhan aqoon ku filan qofna mawaayeen jacaylkisa sxb anga laftayda kulamid ayaan ahay raad raac kadibna waxaan oagaday in uu cadawga jacaylka yahay jaahilnimo calafku waa halkiisee anni waxaan kaa sugayaa sxb in aad samirto oo bilowdiid nolol cusub ma ila ahan in aad disho naftaada marka aad wayday jacaylkaaga waan ogahay dhibta waana daremi karaa by sxb ha ila yaabinina waxaan ahay nin hadlay argtidiisa by barmuudo boy

  15. barmuudo boy asaga waa soo gubtay lakiin hada waa uu ka booday oo wuxuuna u ahaa waayo aragnimo inkastoo marna la ilawi karin noloshayda laakin arimahaan aad ayaan oogu xiranahay
    waana la xiiri doona wixii war ah hada waxan hayaa war aad u qarar oo jacaylka ku saabsan mar dhawna waxaan jacelahay inaan noqdo qoraa kana shaqeeyo isku keenista arimahaan

  16. xadiyo waan ka helay warkaaga in kastoo aan tix galiyo jacayl waxaan ahay guur doon waxaana tiri waxaan haya gabar fiican lakiin xagee lagaala soo xariiraya ma,aadan oran waa loo bahanyahay lakiin maada sheegin halkii lagaa heli laha by barmuudo boy my adress is lovestar60@

  17. a/c dhmana dhalin yarta daneeyaa jacayka iyo dhaman lamanayasha is jecel waxaa urajanyaa in ilaah uu nasiib isku arkaan , haddii u qof ku dalo waxa weeyaan inu helayo waxii ka dalayeey

  18. run ahaan tii jacaylku waa shayga uqu qaalisan dunidan aynu ku dul noolnahay maha jacaylku dhalan teed mana aha ciyauar run ahaantii waanu sooomari karaa qof kastoo bini aadama ok wanaad jeclaan kartaa waana lagu jeclaan karaa laakiin waxaan kula talinaayaa dhalin ta lajeclaadaa inay jacaylka tix galiyaan cos waxaan arkay dad badan oon tixgalin jacaylka ok one love all we need jacaylku waaa dareen dhaba kaasoo kudhaca qalbiga wax jeclaada ok waan idin salaamayaa sxbayaal

  19. runtii jaceelka waa hawo macaan oo illaahe ugu tal galay raga iyo dumarka jaceelka waa farxad iyo neecaaw qaboob laga dereemo qalbiga jaceelka waasheygaoo keliya oo leh faraxad iyo murug sxb yaal waa idin sallmay waa isaaq yare oo ku magac dheer ilkacas

  20. warilaahay xusa intaad jacayl kasheekaynaysaan qabri iyo qiyaamo ayaa inagadan beeyee wabsadkana anugu waxaan idindhihilahaa diini ubadala waad liibanaysaan aduun iyo aakhirabee by —–

    • anigawaa xaliimo waan naf wax jecel aadna ayaa ujeclahy nafta lkn nafta aan jeclahy wuu iga dheeryahay
      nafteydu nafbey rabtaa nafta kale nafbey rabaa wadnaha nabar baa ku yaal

  21. xadiyo abaayo waan ku salaamay walaa shay da qaalida ahay waxan aad hre kusoo xusatay in aad isbarto walaa laha soomaaliyeed oo jooga duninda dacaladeede waxan kaaraba adoo micnaha raaliya in aad ibarto gabar wanaagsan waxaad igala soo xiriiri kartaa ci waan kayga oo ah mahad14355@hotmail.com waana mahad san tahay

  22. A.S.C waxaan wiil soomaaliyeed degan degmada Madiina waxaa doonayaa gabar soomaaliyeed oo leh Diin aqlaaq daweecad iyo qurux. ciwaanka layga heli karo waa MQR144@hotmail.com mahadsanidiin

  23. dhamman martida halkan isugu tim waxaan lee yahay ramadan kariim socand su aal ah waxa loo bahn yahay in lag soo jawaabo waxaan lakal ogaan ya qofka waxa jeclaaday iyo ka kale byyyyyyyyyyyy

  24. waan idin wada salaamayaa dhamaan dhalinta soomaaliyeed meel walbo oo aad joogtaan magaceygu waa abdi qafaar waxaan ku noolahay uganda waxaa i heesto dhibaato xaga jaceeka ah waliba aad ayaan u liitaa fadlan dhalinyaro talo isiiya waxaan jirto gabar lagu magacaabo malyuun runtii gabadhaas waa gabar ilah u dhameeyay qurux hanaan iyo qaab oo meel walbo ka dhameestiran runtii aad ayaan u jeclahay gabadhaas waliba waxaan nahay ilmo abti iyo ilmo eedo wayoo horaa waxaa loo dhahay jaceelku indho ma lahan lkn dhibka jiro waxa ay tahay gabadha nin ayaa qabo o ayada yar lagu daray lkn ninka waxa oo la qabaa sadax xaas ayada ninka ma jeclo horay ayoo ninka balamo badan ugu balan qaday ilaa hada wax oo u qabtay malahan ana aad ayaan ugu ildaranahay waxbarasho waan iska daayay ayada darteed asxaabteydii waxaan uga dhaxbaxay ayada darteed ana hada ma awoodo in aan hanto jaceelkeyga maka dhalinyaro maxaad igula talinlaheedeen adinkoo raadinaayo faxadeyda????/

  25. hey aqayarta horta aniga waxaan jeclahay wiil hadana dib ayaa u soo maray marka waxaan u baahanahay in la icaawiyo oon layla xaliyo dhibka i heysto si aan u helo jaceyl keyga……

  26. magacaygu waa axmed waxaan ku noolahaay caasimada s/land ee hargeisa marka hore ayaad qaldanayd may ahayn inaad jeclaato inaabtidaa hadase waxad samaysaa horta jacaylka ma kula ogtahay mise waa kaligaa jacaylku hadii ay kula ogtahay nacsii ninka qaba hadii aanay kula ogayna dee usheego inaad jeceshahay balwaxay ku tidhaahdo teeda kale wakhtigan la joogo waxba lama jeclaado dantaada ayuunbaa la wataa markkaa wakhtiga a iskaga lumin jacayl ee ku fikir sidii aad horumar ugaadhi lahayd waliba ku fikir sidii wadankii somaliya ee sida xoolaha ka daran loo laynayo dadkii runtii aadbaan uga qiirooda markaan waxaas maqlo waxaana ka masuula dhibaatadaas dhalinyarada somaliya u dhalatay waayo cida mustaqbalkooda lagu ciyaarayaa waa iyaga fadlan damiir yeesha

  27. asc walala yaal wan idiin salamay dhaman dhalin yarada dan daheyneyso jacelka aniga waxan ahay qof jacelka kadabeyso maxa yelay jacelku waa waxjiro qofka qof jecelne waa ino wax kala qabtaa aniga waxan ahay gabar kunol wadanka saudi arabiya

  28. Wan idin salamay somalida.: ani waxn ahey rux wax jecladay o hatane waye ruxa u jeclay wax u qaday gawagayn (indha caashaq weligod ilmo kama dhamato damqashada jacylka dareyn qas weye jaceylkuna gaf mahoo nafta kuma gar waqdo gur ba u ciwado ah guri bu aburaa uwad bu gar garsha galad weye aad miga

  29. marka hore waa idin salaamay dhamaan bahda Websedka waxaan ahay nin wax jeclaaday misane waayey waxaanma qof kastoo wax jecel kula tali lahaay ha israacin naf aan ku jecleen.-

    waxaa kaloo dhihi lahaa qofta la jeclaadeey ha is mooden inaa tahay qof aad iyo aad xun ee waxaa tahay qof tusaale bixisey.-
    mahadsanid

  30. Axadi bena lama galo wacad lama ilawo ruuxi ku amina lagama indha sabte afarsaniyo dherad arimahan dhisene waa adigi ku dhelee imisa ado kale arji ilatimido ofin maayo an iri awada ujogto wadnaha i hololoye idhagmo abal arinteyda mel mari hamowin cashaqa dhel dhel ruxu halelana kama gacayo wiligi by aqayarta somaliyed

  31. Asc w/d salamantihin aqyaarta qiimaha iyo qadarinta mudan waxan ladhacay wepka iyo dhalinta sharaf badan afkaarta leys wedarsanayo..

  32. yaa jameca waa salaaman dihiin salaan qalbli aah waxaan ahaay gabaar jacel dardaray oo walaan rabto waa yaabe maxaan sameya waan woonaya talo iyo tusalo masakaxta qarxirabte waala yaban yahay ilaahow hanga yabin aduuni howil kama dhamade jacel qurbo ugu kalay masahlana oona 2boo wadaan la kala joogo aman

    a alaah mahaad sanidin

  33. Saxiib yal codsi waxan raba in.aad ila talisaan gabar ayan jeclaa gabadhi marki an kadontay rerahoda rerki wudiday hadaba maxay tahay tilabada aan qadayo

  34. Wa saxiire husniyare afmacane dhaman dhalinyarada waxan idinleyahay midnimo jecel kina midikta kuqabsada guu guul mahsanidin dhaman inta ku xirirsan wabsed ka somali Actio guud lik

  35. Asc.Sxiib yal wad mahsantihin dhamantina gabar&wiil sida sharafta leh aad figridihin saliimka ad ugu sobandhigten hudefa oo idin leh somaliyey nabad nabad melkasta aad jogtan

  36. waan idin salaamay akhyaarta wll marka hore waxaan aad ula yaabay dhalinta dhahda waan ku jeclahay kana been sheegaysa jacaylka waxaan oran lahaa maahan jacaylku eray kaftan gala ee yaan la halayn macnaha love suaal ayaan jeclahay inaad iigasoo jawaabtaan maxay dhalinyarada is jeceli u dhahdaa hal mar aan ku dhunkado ?
    waad mahadsantihiin dhamaantiin

    • xafsa:
      walaalo waad salaaman tihiin dhamaan taageerayaasha cshaqa
      runtii waxaan aamin sanahay inuu yahay jacaylku wax jira inuu yahay dareen aad u wanaagsan
      wuxuuse gubaa qofkii xumeeya oo dheelka dhigta ma ogtihiin
      ok byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  37. asc all asaxabta web waan slmy sln kadib aniga waan kahelay sheekoyinka dhalin ta kuso bandhigaan halkan waan mid wanaagsan qofwalba wixiiso maray inuu dadka kaarsiyo all somaliyey nabad

  38. asc aqiyaarta dhamaan iyo inta jacelka aminsan sawabtu maxaa yelay dhalin yarada isku fikrad ma ahan waad aragtaan jacelku dheel dheel ma ahan hana mowdin wax iska fudud byyyyy

  39. Marka hore waxaa hawada idiinsoo marinayaa salan saadaalinaysa sami suulinaysa xumi walaalayal waxaat iswaydiin mudan saxriir jcl sun maloo caba haday jawabtadu tahay haa sabab waxan shaki kujirin hadii dhimto wax natiijo ah anad heleynin bal iskaba daaye waxad lakul maysaa ciqaabdaran!

  40. dhamaan waan ini salamaya AKHAYARTA mesha iskutimi see waxn ini wayadinaya su’aal
    tasina wax weye INBADAN AYAA MESHA JACAYL GA SOO HADALAYEY WALI MA JIRATA CID NASIIBKA ISKU HELAYA IGA SOO JWB SU’AASH INIKOO RALIAYA?????????????

  41. Marso 01/2012 ugu horeyntii anigoo ah Dr baasket waxaan halkan kasalaamayaa bahda website_ka waad kumahadsantihiin hawshan qaaliga ah aad qabateen aniguna aad baan uxiiseeyaa arimaha caynkan waan idinka sugeynaa kuwanoo kale &kuwo kasii macba.I WAS IN SOMALIA/LAFOLE.thanks all.

Fikirkaaga Dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s